07/05/2026
Milkiilaha galmudug
Niin mug iyo misan leh
Galmudug mugdiga kasaray
Midka hada uu miyaco lisanaay
Waa ku hugobaya
Karaame caade143
07/05/2026
Milkiilaha galmudug
Niin mug iyo misan leh
Galmudug mugdiga kasaray
Midka hada uu miyaco lisanaay
Waa ku hugobaya
Guuleso adeer in badaan ✊️
28/11/2025
adeer waxan ku rajeynaya hoormar wacan
Iyo guul in shaa allaah
17/09/2025
Musharaxa xildhiban so dhawoow
Daalkada iyo daadkada baa ku bahaan
Xogamiye koxedka qoorta garen cadaado
Hoolac buu uu hoorseda ee faaido umaa hayo
Reer warfaa calooshod uu shaqey tayal wax looga qaadi maayo qoorta garenow
30/12/2024
Waxaan ku rajenaya guul inaa adeer ina shaa allaah
08/11/2024
Dhamaan dhalinyaradda REE warfaa heesow
Ka soo qeeb gal kiino waa inoo muhim
Mahad sanidiin
Reer Warfaa ka hadlay buuqa taagan iyo ragga Xil. Saabbir dabada ka riixayo ee isku dirka wada.