Tamar Togan-Positive Energy
Tamar Togan-Waa Cusbooneysiinta Aragtida wanaagsan iyo Maskax shiilka suubban.
Get POSITIVELY INSPIRED! Welcome. I hope Tamar Togan brightens your day.
Al fajri growing educators
golaha isku xirkA MIDEYNTA AFKAARTA MASKAXDA IYO WELIBA HIMILOOYINKA WACAN EE ARDAYDII ALFAJRI KABAX
Asc all asxabta groupka
wargelin
in gudiga jogtada ah ee ardayda alfajri uu dortay april 2 mamul fulin iyo shuuro ookala ah
1 cusman cabdi matan GUDOMIYE
2 KHALID ELMI NOUR xoghaye ahna afhayenka
3 maxamed axmed ibrahim MADAXA MALIYA
4 RAHMA SHIEKH kuxigeen maliyadeed
sidoo kale waxa socda qorshe lagu balarinayo isku xirka bahweynta alfajri ka qaybqadasho wacan hormark
رمضان كريم-Ramadaan Wanaagsan
Wadaagga aqoonta la xiriirta Ramadaanka.
Sharing for Ramadan related education
08/01/2015
Asc Reer Alfajri Dhammaan Waxaan idiin rajeyneynaa waqti wanaagsan
XASUUS AYUU ISKUULKEENA NAGU REEBAY
Waxbadan ayana kabaranay alfajri
iftiimiyaha Nolosha
18/10/2014
لحماية افضل :D
Asc Dhammaan aqoonyahanka iyo asxaabta ku xiran page-ka waan idiin salaanay in badan inla kala maqna ayan filayna iyado bul kahor daaha laga rogay sanad dugsiyeedka cusub ee 2014-2015 sanad waxbarasheed wanagsan ayan leenahay asxaabta iminka
mahadsanidiin
Ciida ciid wanagsan ku ciida
calool sami iyo caafimaad ku ciida
carra nabad ah iyo calool sami
carro wangsan sharaf cuddoon ku ciida
BY SECRETARY GENERAL
mogadshu somalia
asc ramdaan kariim dhamman fans of our big page
waxan u hambalyeeneyna dhamman intii sanadkan kaqalin jebisay iskuulka saree ee al fajri
VIVA AL FAJRI
TACSI: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!!!!1111
Anigoo ku hadlaaya magaca SHAQAALAHA.ARDAYDA,QALINJIBIYAASHA,MAAMULKA IYO DHAMMAN BAHDA REER AL FAJRI DAL IYO DIBAD WAXAAN KA TACSIYADEYNEYNAA geeridi naxdinta lahayd ee kutimid mid kamid ah maamoyinka aardaydi al fajri kabaxday 2011-2012
DRS rahma oo hooyadeed ay muqdisho kugeeriyootay
eaxaana eebe uga baryeenayna janadii fardowse inu kawaraabiyo
aamiin aamiin
khaalid elmi,mudane ciid,MATAAN,CUBAYD MAXAMED,IYO MAAMULKA ARDAYDI KABAXDAY AL FAJR TOBOAANKII SANO EE UU FURNAA
ASC ASXAABTA KA QALINJIBISAY AL FAJRI DHAMAANTIIN WAXAN IDIN LEENAHAY PAGE-KAN WAXA UU UFURANYAHAY IS DHAAFSIGA AARA'DIINA WAXAN IDIN BALAN QAADAYNAA INAAN ka tarjumno rabitaankiina waana ruux kasta oo al fajri ka baxay xiligii la asaasay ilaa minka
.....mahadsanidiin............
by :khaluudi
SOYAD-Somali Youth Association For Development. Ururka SOYAD SOMALI YOUTH ASSOCIATION FOR DEVELOMENT SOYAD Non Political and Non-profit organization founded for
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu