AL-Muqlis International School AIS

Call Directions

AL-Muqlis International School AIS Kusoo Dhawaaw AIS Waxaan Kuu Haynaa
Bar-Baarin - Hingaad - Qur'aan -Dugsi Hoose - Dugsi Dhexe 1-8

10/08/2026
10/08/2026

Damaashaadka qaar kamid ah ardadeena oo aan waqti iswaraysi kala qaadanayno iyadoo Farxadooda iyo maalinkooda lala qeybsanayo Hambalyo Ardadeena
"AIS KU SOO BIIR OO MUSTAQBALKAAGA KABILOW HALKAAN "

Marka h**e Allah ayaa ku mahadsan Hambalyo Dhammaan Ardada kaalmaha 1 aad 2 aad 3 aad kagalay imtixaanka qaranka ee Fasa...
09/08/2026

Marka h**e Allah ayaa ku mahadsan Hambalyo Dhammaan Ardada kaalmaha 1 aad 2 aad 3 aad kagalay imtixaanka qaranka ee Fasalka 8aad Guushaas waxaa ku mahadsan Alle kasokow
Waalidkii dhexda uxirtay dadaalka ubadkooda
Maamulka iyo Macallimiinta soomaaliyeed Guushan mira dhalkeeda soo dhalaaliyey
Qof walba maalin un ama joogto ardadan ku dhiiri geliyey heerkan iney maanta soo gaaraan
Dhammaantiin Allahayow abaalkiina Janno ka yeel
AAMIIN ALLAHAYOW

Dhammaan Mu'asasada AL-Muqlis Waxaan halkaan Farxadda laqeybsanaynaa dhammaan ardada soomaaliyeed ee Natiijada Fasalka 8...
09/08/2026

Dhammaan Mu'asasada AL-Muqlis Waxaan halkaan Farxadda laqeybsanaynaa dhammaan ardada soomaaliyeed ee Natiijada Fasalka 8 aad usoo baxday waxaan leeyahay dadaalkiinii fasalka ahaa mirihiisii baan idiinla mashxaradaynaa Jaallayaal Hambalyo Hambalyo Hambalyo ha ilaawinaa inaad ilaahay ku mahdisaan guusha uu idiin siiyey si uu isiinku siyaadiyo inshaa Allah

Address

Xamar Jajab Isgoyska Baar Ha Idhaafin Wadada Via Mosco Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 22:00
Friday 08:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252618883110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Muqlis International School AIS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category