Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Khulafaa'u Al Rashidiin

Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Khulafaa'u Al Rashidiin Dugsiga H/Dhexe iyo sare ee Khulafaa'u Raashidiin

01/05/2022

CIID MUBAARAK:

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda Ciidul Fidrida. Waxaan Alle ka baryeynaa in uu innaga aqbalo acmaashii kheyrka badneyd ee aynu soo gudannay bisha barakeysan ee Ramadaan, Ciiddan teeda xigtana uu samo iyo barwaaqo innagu gaarsiiyo.

Khulafa' u rashidin primary and secondary school
waxa uu si gaar ah hambalyo u leeyahay howlwadeennada, macalimiinta, waaliddiinta iyo ardayda iskuulka guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.

SAMO KU CIIDA.

25/06/2021
03/02/2021
like and share
12/06/2019

like and share

Like and share dheh si aad waxbadan ula socoto

Like and share
26/05/2019

Like and share

24/05/2019

WARGELIN
Dhammaan bahda waxbarashada jecel waxaa lagu wargelinayaa in dugsiga H/Dhexe iyo sare ee khulafa'U Rashidin uu qaadanayo arday cusub sannad dugsiyeedka 2019-2020 fasalka1-aad ilaa fasalka 12- aad.
Haddaba ku soo dhawaada dugsiga khulafa'U Rashidin primary and secondary school
F.G: Bilaha fasaxa dugsiga waxaa uu qabanayaa koorsooyin kala duwan.
Wixii faahfaahin intaa dheer kala soo xiriira xarunta dugsiga shakti, degmada Yaaqshiid ama wac Tel: 0619003019

23/05/2019

Like saaaar pagekaan

18/05/2019

M.a
Like saaar page kasta oo ah @ [2082242948693729:Khulafa]@ [2082242948693729:' U Rashidin Primary and Secondary School]

18/05/2019

Dhammaan ardayda iskuulka
' U Rashidin gaar ahaan fasallada form four oo ka kooban #37 ardey waxa ay imtixaanka Ku geli doonaan iskuulka bartamaha insha Allah

Address

Mogadishu

Telephone

+252619003019

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Khulafaa'u Al Rashidiin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Khulafaa'u Al Rashidiin:

Shortcuts

Share

Category