Halgan Primary and Secondary School

Halgan Primary and Secondary School Halgan Primary and Secondary school is well known education School which locates Dharkenley District

Dugsiga Halgan Wuxuu Si Toos ah Uhostaga Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo taclinta sare.

πŸŽ“ Casuumaad Rasmi ah πŸŽ“Waxaa si sharaf leh loogu casuumayaa dhammaan qalin-jabiyaashii Iskuulka Halgan inay kasoo qayb ga...
27/04/2026

πŸŽ“ Casuumaad Rasmi ah πŸŽ“

Waxaa si sharaf leh loogu casuumayaa dhammaan qalin-jabiyaashii Iskuulka Halgan inay kasoo qayb galaan Kulanka Weyn ee Midowga Qalin-jabiyaasha.

πŸ“… Taariikh: 1-da May 2026 (Jimco)
⏰ Waqti: 3:00 galabnimo
πŸ“ Goob: Xarunta Iskuulka Halgan

πŸ“ž Faahfaahin: +252 612581313

Midnimo, Horumar iyo Mustaqbal Wanaagsan

............................MAGACAABIS RASMI AH............................Madaxa Isku Xirka Midowga Qalinjabiyaasha Isk...
20/04/2026

............................MAGACAABIS RASMI AH............................
Madaxa Isku Xirka Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan Mudane Ismail Hassan Abdulle wuxuu si rasmi ah u magacaabay Mudane Liibaan Daa'uud Aadan (Madaale) inuu noqdo Guddoomiyaha Ku-meelgaarka ah ee Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan Magacaabistan waxay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo midnimada, wada shaqeynta, iyo horumarinta Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan.
Waxaan u rajeyneynaa Guddoomiyaha cusub inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday, kana shaqeeyo horumarinta iyo isku xirka qalinjabiyaasha.

Mahadsanidiin
Waxii faahfaahin ah kala xariir
61 2581313

............................MAGACAABIS RASMI AH............................Madaxa Isku Xirka Midowga Qalinjabiyaasha Isk...
20/04/2026

............................MAGACAABIS RASMI AH............................
Madaxa Isku Xirka Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan Mudane Ismail Hassan Ismail Hassan Abdulle wuxuu si rasmi ah u magacaabay Mudane Liibaan Daa'uud Aadan (Madaale) inuu noqdo Guddoomiyaha Ku-meelgaarka ah ee Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan Magacaabistan waxay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo midnimada, wada shaqeynta, iyo horumarinta Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan.
Waxaan u rajeyneynaa Guddoomiyaha cusub inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday, kana shaqeeyo horumarinta iyo isku xirka qalinjabiyaasha.

Mahadsanidiin
Waxii faahfaahin ah kala xariir
61 2581313

WARGELIN MUHIIM AH.KULAN WAYNAHA Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka  Halgan Waxuu Dhici Doonaa 1da May 2026
19/04/2026

WARGELIN MUHIIM AH.

KULAN WAYNAHA Midowga Qalinjabiyaasha Iskuulka Halgan Waxuu Dhici Doonaa 1da May 2026

19/04/2026

Fariin Wacyigelin Ah.


Ismail Hassan Abdulle

Jimco Mubaarak 🀍Ilaahay ha inoo barakeeyo maalinta Jimcaha, hana naga aqbalo camalladeenna wanaagsan.Ha noqoto Jimco khe...
17/04/2026

Jimco Mubaarak 🀍
Ilaahay ha inoo barakeeyo maalinta Jimcaha, hana naga aqbalo camalladeenna wanaagsan.
Ha noqoto Jimco kheyr, nabad iyo horumar u horseedda dhammaan bahda Halgan School.

- DHAMMAAD -
Waxii faahfaahin ah kala soo xariir
Xafiiska warfaafinta Iskuulka Halgan
Ismail Hassan Abdulle
Madaxa social media Iskuulka Halgan
E-mail: [email protected]
Tel: 61 2581313

10/04/2026

19 SANO TACLIIN IYO TAYO JOOGTO AH



Ismail Hassan Abdulle

πŸ—£ Wargalin MuΔ₯iim Ah  Dhamaan Macallinmiinta , Waalidiinta , Ardayda Waxaan Idinku Wargalineynaa Innuu Bilaabandoono    ...
07/04/2026

πŸ—£ Wargalin MuΔ₯iim Ah

Dhamaan Macallinmiinta , Waalidiinta , Ardayda Waxaan Idinku Wargalineynaa Innuu Bilaabandoono ( ) Sanad-Dugsiyeedka 2025 - 2026
Ee Dugsiga Halgan Primary and Secondary School

Start Exam
Sabti
Taariikh : 11 | 04 | 2026

Kala Xiriir Wixii Faahfaahin Dheeri Ah
Madaxa social mediaha iskuulka halgan
Ismail hassan abdulle






Ismail Hassan Abdulle

FURSAD GAAR AH – TABABAR BILAASH AH! Iskuulka Halgan Primary and Secondary School wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa koorso...
02/04/2026

FURSAD GAAR AH – TABABAR BILAASH AH!

Iskuulka Halgan Primary and Secondary School wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa koorso FREE ah oo ku saabsan FIRST AID 🩺

πŸ“ xarunta iskuulka: Laamiyaraha Dhuxusha, Dharkenley, Somalia
πŸ“ž La xiriir: 612581313

πŸ”₯ Ha seegin fursadan muhiimka ah ee waxbarasho iyo badbaado!

π—œπ—¦π—žπ—¨ 𝗦𝗒𝗒 𝗑𝗒𝗀𝗒𝗗 π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘Maamulka Iskuulka wuxuu si rasmi ah u ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macalimiint...
26/03/2026

π—œπ—¦π—žπ—¨ 𝗦𝗒𝗒 𝗑𝗒𝗀𝗒𝗗 π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘

Maamulka Iskuulka wuxuu si rasmi ah u ogeysiinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macalimiinta in Iskuulka dib loo furi doono maalinta Sabtida, taariikhdu markay tahay 28-March-2026.

Sidaas darteed, waxaa laga codsanayaa dhammaan ardayda in ay si buuxda ugu soo xaadiraan iskuulka waqtiga loo asteeyay, si loo xaqiijiyo bilowga waxbarasho oo nidaamsan oo tayo leh.

Cid kasta oo ka maqnaata iyadoo aan haysan cudurdaar sax ah, waxaa laga qaadi doonaa tallaabooyin waafaqsan xeerarka iyo nidaamka iskuulka.

𝗔𝗀𝗒𝗒𝗑 𝗧𝗔𝗬𝗔𝗬𝗦𝗔𝗑 π—œπ—¬π—’ π—”π—€π—Ÿπ—”π—”π—€ π—ͺπ—”π—‘π—”π—”π—šπ—¦π—”π—‘

Halgan Primary and Secondary School l

Ismail Hassan Abdulle

WARGELIN MUHIIM AHWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda fasalka 8aad in imtixaanka dugsiga dhexe ee Agaasinka Waxbarash...
25/03/2026

WARGELIN MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda fasalka 8aad in imtixaanka dugsiga dhexe ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir la geli doono taariikhdu markay tahay:

15 June 2026

Guul ayaan idiin rajeynaynaa dhammaan ardayda.

Mahadsanidiin

Ismail Hassan Abdulle

Cabdullahi Peace OOKAMID AH ARDAYDII KA QALIN JABISAY ISKUULKA HALGAN AYAA XUSAY DOORKII ISKUULKA HALGAN UU KULAHAA NOLO...
23/03/2026

Cabdullahi Peace OOKAMID AH ARDAYDII KA QALIN JABISAY ISKUULKA HALGAN AYAA XUSAY DOORKII ISKUULKA HALGAN UU KULAHAA NOLOSHIISA
Aad ayaan kuugu mahadcelinayaa Ustaadii sida quruxda badan ee aad u xustay taariikhdaada iyo kaalintii uu Halgan ka qaatay noloshaada.

Waa sharaf weyn in aad ka mid ahayd ardaydii ugu horreysay ee lagu bilaabay laab-ka computerada, taasoo maanta noqotay xirfad muhiim u ah nolosha. Runtii waxaad tihiin jiilkii aas-aaska u dhigay horumarka teknoolojiyada ee iskuulka.

Waxaan ku faraxsanahay in waxbarashadii aad ka heshay Halgan ay kuu noqotay mid aad ku shaqeyso, kuna horumarto.

Mahadsanid mar kale, waana kugu dhiirigelinayaa inaad sii wadato guushaada iyo hormarkaaga. Halgan mar walba wuu idin ku faani doonaa.


Ismail Hassan Abdulle

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halgan Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Halgan Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category