Soomaaliya

Soomaaliya MARKAZ AL AQSA EE BARASHA HIGADDA CARABIGA IYO QURANKA

31/12/2025
04/02/2025
04/02/2025

34 sanno ayaa kasoo wareegtay maanta oo kale Xasuuqii ciidamada SNM ka geysteen Dilla ilaa Boorame.

04/02/2025

Koko Bulle Ceel biyoodka jowhar ka qoday Xildhibaano Wasiiro & Madaxweynayaal ayaa ku guuldaraystay inay qodaan.

Beesha caalamka ayay DFS & Maamuladda ka baryaan marka Abaaro ay dhacaan inta gabdhaas ay qabatay!!

500 Qoys oo biyo la’aan ahaa in ceel loo qodo waa Sadaqo jaariya oo janno lagu kasbankaro.

Hadii daacadnimo ay jirto dalkaan Abaar iyo gaajo lagama cabaadeen 1Millon oo lagu faaiiday Koko lee arkay

04/02/2025

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share