๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ

๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ

Share

Ku soo dhawaada amaano collage Hoyga aqoonta iyo barista xirfadaha kala duwan, iibinta agabyada caruurta sida buugta waxbarasho ee caruurta asaasiga

Photos from ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ's post 01/04/2026

๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ 2026
Waa Buug Feegaar ah Waxaa Diyaariyay Macalin Qibrad sare Uleh Farta Iyo shuruucdeeda.
Waa Buug Loo dhameestiray ๐—˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ผ, ๐—๐˜‚๐—บ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต, ๐—บ๐—ฎ๐—ฎh๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—น๐—ถ iyo isku dar dar
Buugaan waxaad ka heli Kartaa Xaruunta Amaana College muqdisho.
Buuga Pdf waa 3$ Waana Book Nadiif ah.
BUUGA waa 60-Page.
Hada ka dalbo whatsapp linkiga hoose
ama 61 5433956

01/04/2026

๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ 2026
Waa Buug Feegaar ah Waxaa Diyaariyay Macalin Qibrad sare Uleh Farta Iyo shuruucdeeda.
Waa Buug Loo dhameestiray ๐—˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ผ, ๐—๐˜‚๐—บ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต, ๐—บ๐—ฎ๐—ฎh๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—น๐—ถ iyo isku dar dar.
Buugaan waxaad ka heli Kartaa Xaruunta Amaana College muqdisho.
Buuga Pdf waa 3$ Waana Book Nadiif ah.
BUUGA waa 70-Page..
Hada ka dalbo whatsapp linkiga hoose
ama 61 5433956

17/02/2026

๐ŸŒ™โœจ Ramadaan Mubaarak โœจ๐ŸŒ™
Maamulka iyo bahda Amaana Collage waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda, waalidiinta iyo ummadda Muslimiinta ah munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan.
Bishaan waa bil naxariis, dambi dhaaf iyo camal suuban. Ilaahay ha inaga dhigo kuwo ka faaโ€™iideysta kheyrkeeda, kana mid noqda kuwa la aqbalo camalkooda. ๐Ÿคฒ๐Ÿค

ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽู„ู‘ูุบู’ู†ูŽุง ุดูŽู‡ู’ุฑูŽ ุฑูŽู…ูŽุถูŽุงู†ูŽุŒ ูˆูŽุฃูŽุนูู†ู‘ูŽุง ุนูŽู„ูŽู‰ ุตููŠูŽุงู…ูู‡ู ูˆูŽู‚ููŠูŽุงู…ูู‡ูุŒ ูˆูŽุงุฌู’ุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ู…ูู†ู’ ุนูุชูŽู‚ูŽุงุฆููƒูŽ ู…ูู†ูŽ ุงู„ู†ู‘ูŽุงุฑู.
Ilaahay ha inagu gaarsiiyo Ramadaan nabad iyo iimaan, hana inaga aqbalo soonka iyo salaadda. ๐ŸŒ™๐Ÿ“–โœจ
Ramadaan Kariim dhammaan.

Photos from ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ's post 12/02/2026

า“แด€ส€ส™แด€ส€แด‹แด€ ษชสŸแดแด€สœแด€ 2sano jir ilaa 10sano.
Waxaa soo baxay buugii farbarka ilmaha xuruufta carabiga oo lala raacraacayo.
Buugaan ilmahaaga ku Bar farta carabiga

ฯ™ษชษชแดแด€สœแด€ ส™แดœแดœษขแด€. 3$ waana pdf adigaa u daabacaa ilmahaaga.
แด˜แด€ษขแด‡s 112-page.

Hada dalbo hada hel.
0615433956 kasoo dalbo wll..
Ilmaha inta ay yaryihiin hala baro farta..
61 5433956

Photos from ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ's post 12/02/2026

า“แด€ส€ส™แด€ส€แด‹แด€ ษชสŸแดแด€สœแด€ 2sano jir ilaa 10sano.
Waxaa soo baxay buugii farbarka ilmaha xuruufta carabiga oo lala raacraacayo.
Buugaan ilmahaaga ku Bar farta carabiga

ฯ™ษชษชแดแด€สœแด€ ส™แดœแดœษขแด€. 3$ waana pdf adigaa u daabacaa ilmahaaga.
แด˜แด€ษขแด‡s 112-page.

Hada dalbo hada hel.
0615433956 kasoo dalbo wll..
Ilmaha inta ay yaryihiin hala baro farta..
61 5433956 contact us

Photos from ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ's post 03/02/2026

๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ 2026

Waxaan gabi ahaan qiimo dhimis ku sameeynay Courses Dhamaan koorsooyinkeena oo aan ugu talo galnay qof walba oo jecel inuu helo aqoon uu ku shaqaysto, ama anfacdo mustaqbalkiisa.
๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ.

Nagala soo xidhiidh whatsapp ama call 61 5433956
..
NB. ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฏ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐˜†, qeeybta kalana isbuucaan ayaa la bilaabi doonaa insha alh ka hor waa inaad isasii diiwaan galisaan si aysan kaaga buuxsamin mahadsanid...

04/12/2025

Waxaa Qiima dhimis ku sameeynay Hada Setka buugta caruurta ee Casriga ahaa L.
Hooyo iyo aabe uga faaiideeya ilmahii a qiima dhimistaan Socoto.
5-BOOK IYO 10-QALIN

Buugta waa shan book oo kala ah buugta xuruufta, kan xisaabta, kan lamabrada iyo kan farxshaxanka waa kuwa istiraa marka lagu qoro,
Whatsapp kasoo dalbo 61 5433956

Photos from ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ's post 04/12/2025

๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ 2025
Waa Buug Feegaar ah Waxaa Diyaariyay Macalin Qibrad sare Uleh Farta Iyo shuruucdeeda.
Waa Buug Loo dhameestiray ๐—˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ผ, ๐—๐˜‚๐—บ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ผ ๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต, ๐—บ๐—ฎ๐—ฎh๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐˜†๐—ผ ๐—ง๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—น๐—ถ.
Buugaan waxaad ka heli Kartaa Xaruunta Amaana College muqdisho.
Buuga Pdf waa 3$ Waana Book Nadiif ah.
BUUGA waa 60-Page.
Hada ka dalbo whatsapp linkiga hoose ama 61 5433956

11/11/2025

๐——๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜ 50%๐—ข๐—ณ๐—ณ
Waxaa Qiima dhimis ku sameeynay Hada Setka buugta caruurta ee Casriga ahaa.
Hooyo iyo aabe uga faaiideeya ilmahii a qiima dhimistaan Socoto.
Buugta waa afar book oo kala ah buugta xuruufta, kan xisaabta, kan lamabrada iyo kan farxshaxanka waa kuwa istiraa marka lagu qoro,
Whatsapp kasoo dalbo 61 5433956

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Friday 03:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00