Markaz diyaa ul quraan

Markaz diyaa ul quraan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markaz diyaa ul quraan, Medical school, Mogadishu.

02/12/2025

Waxaa galabta soo baxay dhacdo xanuun badan oo ku saabsan macallin Qur’aan ah oo ku kacay ficil ka hor imanaya diinta, akhlaaqda, iyo amanada uu xambaarsanaa. Arrintu waa mid dhab ah, waxaana naga go’an inaan uga hadalno si caddaalad, edeb iyo masuuliyad leh.

Waxaan rabaa inaan si cad u sheego: **khaladka qofku ma matalo diinta Islaamka**, mana matalo macallimiinta sharafta leh ee maalintii iyo habeenkii u taagan tarbiyada, Qur’aanka, iyo barbaarinta jiilka.

Macallimiinta saxda ah waa kuwa ilaaliya akhlaaqda, waajibkooda aan ka tagin, oo aan u imaanin dugsiga ama madarasadda dano aduunyo ama sumcad-doon ah. Hal qof oo gafay ma baabi’in karo fikirka wanaagsan ee kumannaan macallimiin wanaagsan ay ku shaqeeyaan.

Bulshadayda waxaan ku boorinayaa:

– In la kala saaro **shaqsiga gafay** iyo **shaqada sharafta leh ee macallimiinta Qur’aanka**.
– In waalidiintu dhiirrigeliyaan oo garab istaagaan macallimiinta wanaagsan, maadaama ay yihiin tiirarka diinteena.

– In aan la faafin war aan la hubin oo ka badan wixii dhacay, lana dhowro akhlaaqda Muslimka.

Diintu waa nadiif, Qur’aankuna waa sharaf. Qofka ku xadgudba diinta ma aha mid diinta matalaya. Waxaan ku ducaysanayaa in Alle ka soo saaro khayr, kuna xifdiyo macallimiinta saxda ah ee jecel inay bulshada wax tarayaan.

@

15/10/2025
12/10/2025

BARNAAMIIJKA CODKA ARDAYDA

MACHADU CILIYIIN

فاما من طغى
واثر الحياه الدني
ا فان الجحيم هي الماوى

02/10/2025

BARNAAMIJKA

MACHAD CILIYIIN

Photos from Markaz diyaa ul quraan 's post 10/08/2025

📸 Waa barnaamijkii BaraarujI Bulshadaada

Waxaa marti noogu ahaa Sh. Cabdullaahi Cabdulqaadir Kaynaan

Mawduuca muxaadarada

أخلاق المرأة المسلمة

Taariikhda: Jimco – 08/08/2025

Photos from Markaz diyaa ul quraan 's post 19/04/2025


BARAARUJI BULSHADAAADA

Waa barnaamij kii billaha ahaaa ee fadhigiisii afaraaad waxaa marti noogu ahaa

SHIIKH ABDIRASHIID AXMAD NOOR

Ciwaanka muxaadarada wuxuu ahaa

الثبات على الطاعات بعد رمضان


18/03/2025

Waa arday kamid ah ardayda oo kutar tamaya 15 ka juz hoose ee quraanka Waa axmad mursal Cali

Photos from Markaz diyaa ul quraan 's post 26/02/2025



Waa sawiradii diyaargarawga tartanka quraanka kariimka ee bisha Ramadaan ee markazka Diyaa ul Quraan .

Photos from Markaz diyaa ul quraan 's post 22/02/2025

:
Waaa sawiradii laga sooqaaday barnaamijkii ahaa

fadhigiisii 3 aad
Muxaadarada ciwaankeeda uu ahaa
Soonka iyo axkaamteesa .
Waxaaaana soojeediyay .
.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Mogadishu