SALAAM UNIVERSITY

SALAAM UNIVERSITY Salaam University (SU) is one of the most popular private non-profit academic institutions in Somalia Official page for SALAAM UNIVERSITY.

๐—๐€๐…๐€๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐“๐€๐๐€๐๐€๐‘๐Š๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐๐”๐‘๐’๐ˆ๐๐† ๐ค๐šJaamacadda Salaam ayaa qabatay xaflad xiritaan ah oo lagu maamuusayay a...
23/09/2026

๐—๐€๐…๐€๐‹๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐ˆ๐‘๐ˆ๐“๐€๐€๐๐Š๐€ ๐“๐€๐๐€๐๐€๐‘๐Š๐€ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐๐”๐‘๐’๐ˆ๐๐† ๐ค๐š

Jaamacadda Salaam ayaa qabatay xaflad xiritaan ah oo lagu maamuusayay ardayda ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š, gaar ahaan qeyb ka mid waaxda ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ , ka kuwaas oo soo dhammaystay tababarkoodii wax-ku-oolka ahaa ee ay ku qaateen Royal Hospital.

Xafladdu waxay ahayd fursad lagu muujiyay mahadcelin iyo qadarin loo hayo maamulka iyo shaqaalaha Royal Hospital, oo si joogto ah u taageera waxbarashada iyo horumarinta xirfadaha ardayda.

Royal Hospital wuxuu si gaar ah ugaalin muhiim ah ka qaataa tababarka ardayda, isagoo fursado tababar oo wax-ku-ool ah siiya dufcad kasta oo ardayda Nursing-ka ah ee Jaamacadda Salaam, taas oo u suuragelisa ardayda inay aqoontooda fasalka ku bartaan si dhab ah ugu dabaqaan goobaha caafimaadka.

Jaamacadda Salaam iyo Royal Hospital waxay sidoo kale adkeeyeen xiriirka iyo iskaashiga labada hayโ€™adood, si loo sii xoojiyo fursadaha tababarka, horumarinta xirfadaha iyo tayeynta waxbarashada caafimaadka.

Hambalyo dhammaan ardayda Nursing-ka ee soo dhammaystay tababarkooda!

Waxaan idiin rajaynaynaa horumar waara, guul iyo mustaqbal ifaya, anagoo inku dhiirra gelinayna inaad aqoontii iyo xirfadihii aad barateen ugu adeegtaan bulshada.






22/09/2026

Ogeysiis Hambalyo iyo Guul

Maamulka Jaamacadda Salaam wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Sabirin Abdirahman Mayow, oo kaalinta koowaad ka gashay ardayda Kulliyadda Injineernimada iyo Teknoolojiyadda semester-kan.

Iyadoo lagu maamuusayo dadaalkeeda iyo waxqabadkeeda waxbarasho, Jaamacadda Salaam waxay Sabirin ku abaalmarisay deeq waxbarasho. Abaalmarintani waxay ka tarjumaysaa dadaalkeeda, kartideeda iyo sida ay uga goโ€™an tahay horumarinta waxbarashadeeda.

Sabirin waxay muujisay farxad iyo mahadcelin, iyadoo sheegtay in abaalmarintani ay u tahay dhiirrigelin weyn oo ku boorrinaysa inay sii laba-jibbaarto dadaalkeeda waxbarasho.

Hambalyo, Sabirin! Guushaadu ha noqoto bilowga guulo waaweyn oo mustaqbalka ah.

Jaamacadda Salaam โ€“ Hal-abuur, Cilmi-baaris iyo Horumar.


21/09/2026
21/09/2026

ARDAYDA KU SOO BIIRTAY JAAMACADDA SALAAM

Ardayad ka mid ah ardayda cusub ee sanadkan ku soo biirtay Jaamacadda Salaam, gaar ahaan Kulliyadda Culuumta Dhaqaalaha iyo Maareynta, ayaa muujisay ku qanacsanaanteeda doorashada Jaamacadda Salaam iyo rajadeeda ku aaddan waxbarasho tayo leh iyo mustaqbal wanaagsan.

Waxay ku faraxsan tahay inay Salaam University ka bilowdo safarkeeda waxbarasho, iyadoo rajaynaysa inay ka hesho aqoon, xirfado iyo waayo-aragnimo u diyaarinaysa mustaqbalkeeda.

Salaam University โ€“ Shaping a Perfect Future!




20/09/2026

HAMBALYO ISAK DA'UD ALI!

Jaamacadda Salaam waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Isak Da'ud Ali, oo kaalinta 1aad ka galay Kulliyadda Health Sciences semester-kan, isagoo muujiyay dadaal, karti iyo heer waxbarasho oo sare.

Abaalmarinta ardayda kaalmaha sare gasha waxay qayb ka tahay dhiirrigelinta heerka waxbarasho, iyadoo ardayda lagu boorrinayo inay dadaalkooda sii xoojiyaan, kartidoodana muujiyaan.

Hambalyo isak! Guushaadu ha noqoto dhiirrigelin iyo tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan dhammaan ardayda Jaamacadda Salaam.

โ€“ Education






19/09/2026

HAMBALYO ABDIKANI MOHAMED ALI!

Jaamacadda Salaam waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Abdikani Mohamed Ali, oo kaalinta 1aad ka galay Kulliyadda Medicine semester-kan, isagoo muujiyay dadaal, karti iyo heer waxbarasho oo sare.

Abaalmarinta ardayda kaalmaha sare gasha waxay qayb ka tahay dhiirrigelinta heerka waxbarasho, iyadoo ardayda lagu boorrinayo inay dadaalkooda sii xoojiyaan, kartidoodana muujiyaan.

Hambalyo Abdikani! Guushaadu ha noqoto dhiirrigelin iyo tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan dhammaan ardayda Jaamacadda Salaam.

โ€“ Education






17/09/2026

ARDAYDA JAAMACADDA SALAAM OO LA WADAAGAY DAREENKOODA FURITAANKA ๐’๐€๐๐€๐ƒ-๐ƒ๐”๐†๐’๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•

Qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda Salaam ayaa la wadaagay farxaddooda, rajadooda iyo dareenkooda ku aaddan furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ee 2026โ€“2027.

Ardaydu waxay muujiyeen hamigooda ku aaddan waxbarashada, horumarka aqooneed iyo guulaha ay hiigsanayaan sannadkan cusub.

Classes Resume 2026โ€“2027.

๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐Ž๐ฉ๐ž๐ง! Fursadaha waxbarasho ee Jaamacadda Salaam waa furan yihiin. Ku soo biir Jaamacadda Salaam, kuna tallaabwso mustaqbal aqooneed oo ifaya!






Ardayda Diploma Pharmacy ee Jaamacadda Salaam oo Tababar Ka Helay YeniSomArdayda Diploma Pharmacy ee Jaamacadda Salaam a...
16/09/2026

Ardayda Diploma Pharmacy ee Jaamacadda Salaam oo Tababar Ka Helay YeniSom

Ardayda Diploma Pharmacy ee Jaamacadda Salaam ayaa tababar muhiim ah ka helay Shirkadda Daawooyinka ee YeniSom, iyagoo kororsaday aqoon iyo khibrad la xiriirta xirfadda Farmashiyaha iyo shaqada dhabta ah.

Tababarkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada Jaamacadda Salaam ee lagu xoojinayo waxbarashada la taaban karo (practical training) iyo iskaashiga ay la leedahay hayโ€™adaha xirfadlayaasha iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Jaamacaddu waxay sii wadi doontaa diyaarinta arday leh aqoon, xirfad iyo anshax shaqo.

Salaam University โ€“ Hoyga Aqoonta iyo Tiknoolojiyada





15/09/2026

MUHIIMADDA TABABARKA ARDAYDA SHEYBAARKA CAAFIMAADKA

Guddoomiye Ku-xigeenka Waxbarashada Jaamacadda ayaa khudbad kooban oo taabanaysa ahmiyadda tababarka ardayda Kulliyadda culuumta caafimaad gaar ahaan Sheybaarka Caafimaadka ka jeediyay munaasabadda soo xiritaanka tababarkii ay ardaydu ku qaateen Nova Diagnostics and Research.

Guddoomiye Ku-xigeenku wuxuu carrabka ku adkeeyay doorka tababarka wax-ku-oolka ah uu ku leeyahay kobcinta aqoonta iyo xirfadaha ardayda, isagoo sidoo kale bogaadiyay xiriirka wada-shaqeyneed ee ka dhexeeya Jaamacadda Salaam iyo Nova Diagnostics and Research.

Wuxuu xusay in helitaanka natiijooyin shaybaar oo sax ah ay laf-dhabar u yihiin ogaanshaha cudurrada iyo helitaanka daaweyn ku habboon bukaanka.

Jaamacadda Salaam waxaa ka goโ€™an tayeynta waxbarashada iyo diyaarinta xirfadlayaal caafimaad oo aqoon iyo xirfad leh.





๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐Ž ๐Ž๐Ž ๐Ÿ”๐ŸŽ% ๐’๐‚๐‡๐Ž๐‹๐€๐‘๐’๐‡๐ˆ๐ ๐€๐‡!Jaamacadda Salaam waxay kuu soo bandhigaysaa fursad waxbarasho oo gaar ah oo ah ...
15/09/2026

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐–๐€๐—๐๐€๐‘๐€๐’๐‡๐Ž ๐Ž๐Ž ๐Ÿ”๐ŸŽ% ๐’๐‚๐‡๐Ž๐‹๐€๐‘๐’๐‡๐ˆ๐ ๐€๐‡!

Jaamacadda Salaam waxay kuu soo bandhigaysaa fursad waxbarasho oo gaar ah oo ah 60% Scholarship oo loogu talagalay barnaamijyada hoos ku xusan:

1๏ธโƒฃ Public Health
2๏ธโƒฃ Nutrition
3๏ธโƒฃ Nursing
4๏ธโƒฃ Midwifery

Haddii aad ku hamineyso inaad mustaqbalka ka mid noqoto xirfadlayaasha caafimaadka iyo adeegga bulshada, ha seegin fursaddan qiimaha badan.

Bilow maanta waxbarashadaada, dhis mustaqbalkaaga!

Salaam University โ€“ Hal-abuur, Cilmi-baaris iyo Horumar.






Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SALAAM UNIVERSITY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to SALAAM UNIVERSITY:

Shortcuts

Share