Badbaado Charity

Badbaado Charity Samafalka

Talaado, 24 December,2024Muqdisho-Somalia Maamulka,macallimiinta iyo ardada kulliyada waxbarashada iyo Culuumta Bulshada...
27/12/2024

Talaado, 24 December,2024
Muqdisho-Somalia

Maamulka,macallimiinta iyo ardada kulliyada waxbarashada iyo Culuumta Bulshada ee jaamacada umadda Somaliyeed gaar ahaan ardada qeybta Barashada dhulka & taariikhda (Geography & History), ayaa booqasho ku tageen Kulliyada culuumta beeraha & deegaanka ee JUS.

Ujeedada booqasho waxay ku saabsanayd barashada (Weather Station) iyo sida loo xisaabiyo roobka, waxaana si fiican u falanqeeyay Mr.Shu'eb oo ka tirsan barayaasha Kulliyada cilmiga beeraha iyo deegaana, sidoo kale waxaa kuwehlinaayay Mr.Abdimajid oo ah bare katirsan qeybta geo&his ee Kulliyada Waxbarashada.

Dr.Abdiaziz sheikh Abdi (Shuute), ayaa uga mahadceliyay maamulka Kulliyadda Cilmiga beeraha iyo deegaanka sida diiran ee ay usoo dhoweeyeen, sidoo kale wuxuu ardada kula dardaarmay inay hirgeliyaa wixii ay barteen dadkoodana ugu shaqeeyaan.

Xafiiska warfaafinta Geo&His/JUS
Department of Geo&His/SNU-JUS
-2022

07/10/2024

Nor Salad Ali
Director of Geo student

30/09/2024

Deka Ahmed Omar Oo ah Musharax Gudoomiye Kuxigeenka NAJUS2024 Ayaa ardada U jeedisay kalimad Dhiiragelin Iyo Soodhoweyn Isugu Jirta.



29/09/2024

Planet Earth, the third planet from the Sun, is our home and the only known place in the universe where life exists. It is about 4.5 billion years old and has a unique combination of water, atmosphere, and land, making it suitable for a diverse range of life forms. Earth’s surface is about 70% water, with vast oceans, lakes, and rivers, while the remaining 30% is land, comprising mountains, plains, forests, and deserts.

Tabiye:- Abdimalik Fiqi

Dhowaan Filo i.aTabiye :- Abdimalik Fiqi Saacada:- 8:30 P.m. Habeenimo l.a
29/09/2024

Dhowaan Filo i.a
Tabiye :- Abdimalik Fiqi
Saacada:- 8:30 P.m. Habeenimo l.a

29/09/2024

Kusoo dhowaada Qeybta Barashada Dhulka Iyo Deegaanka Ee JUS
Welcome to the Department of Geography at SNU
مرحبا بكم بقسم الجغرافيا في جامعة الوطنية الصومالية

27/09/2024



Kulanka Soodhoweynta Iyo Macluumaad siinta Ardada kulliyada waxbarashada iyo Culuumta Bulshada ee JUS Gaar ahaan Qeybta Geography And History B10 ahana Batch 4aad Ee Geography And History.



.

KHAMIIS-26,SEPTEMBER MIDOWGA ARDADA GEO/HIS EE Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.Ardada kulliyada waxbarashada iyo Culuumt...
26/09/2024

KHAMIIS-26,SEPTEMBER MIDOWGA ARDADA GEO/HIS EE Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Ardada kulliyada waxbarashada iyo Culuumta Bulshada ee JUS Gaar ahaan Ardada Qeybta Barashada Dhulka Iyo Taariikhda ayaa Maanta Workshop kusaabsan Cilmiga Barashada Dhulka Iyo Taariikhda U qabtay Ardada Cusub Ee Kulliyada Gaar ahaan Ardada Dufcada 10aad ee kulliyadaldda ahana Dufcada 4aad ee Qeybta Geography And History, Workshop-ka waxaa Lagu Qaada Dhigay Arimo Dhowr ah Sida-:

- Soodhoweynta Ardada kusoo Biirtay Qeybta Barashada Dhulka Iyo Taariikhda (Geography And History ), Iyo Waxyaabaha Looga Baahanyahay Ardada inay Waxbarashadooda ku Xoojiyaan.
- Sidoo Kale Workshop-ka waxaa Lagu Lafaguray Cilmiga Barashada Dhulka Iyo Taariikhda Si ay Ardada Waxbadan uga Fahmaan Qeybta ay Soo Doorteen Iyo Sidii ay Uga Mira dhalin lahaayeen Wax-soosaarkooda Waxbarashada.

Dhamaad

Ardada Geo/His JUS

/His

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Badbaado Charity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share