Subax wanaagsan
Jimco Wanaagsan
Global International college G I C
Online education
25/04/2022
The heart
28/07/2020
Waxaa loogu bishaareynayaa dhamaan ardyada soomaaliyeed in kuleejka caalamiga ah ee
uu bixinayo minxooyin waxbarasho jamacadeed wuxuuna kuleejku arday soomaaliyeed u fududeynaya ineey helaan jamaacado dalka iyo dibadaba ah oo eey si lacag la' aan ah ku dhigan karaan
Mana ahan markii ugu horeysay ee uu kuleejku ku caawiyo arday soomaaliyeed ineey helaan waxbarsho jamacadeed oo lacag la' aan ah sida ardayda hoos ka muuqata eey cadeynayaan
Hadii aad u baahantahay la xiriir whatssapp numberka kuleejka 252617248556
Arday kasta oo nagu soon biira waddadaas ayuu maraa I.A
Waxa la ogeysiinaya dhama bahda Global International college G I C in barito oo tariikhdu Ku beegantahay 01/06/2020 wax barashadii iyo guud ahaan shaqadii kuleejka dib u bulaaban doonaan INSHA ALAAH
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
4991