Al-Hadaf Primary and Secondary School

Al-Hadaf Primary and Secondary School

Share

Home of Ethics & High Quality Education

Al-hadaf Primary and Secondary school is non-profit school stablished to enhance the knowledge and ethic of somali young gentration at a large and special for mogadishu students
vision
to produce highu qualiy students those can complete highier education effectivly and confidently

11/04/2026

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayd dugsiga Al Hadaf School - مدرسة الهدف waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Dr Yuusuf Qaasim Cusmaan, (oo ka mid ah waalidiinta dugsiga), geeridii naxdinta laheyd ee ku timid aabe Qaasim Cusmaan kuna geeriyooday magaalada muqdishu maanta.
Sidoo kale, waxa aan tacsi u dirayaan caruurt uu dhalay, kuwa uu awoowe u yahay, iyo dhammaan qaraabada iyo asxaabta.
Samir iyo iimaan Alle ha inaga siiyo, isagana jannadii Fardowso Alle ha geeyo

Aamiiin!

19/03/2026

Maamulka dugsiga Al-Hadaf Primary and Secondary School waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan umadaha muslimiinta ah gaar ahaan ummadda soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed. Sidoo kale waxa aan u hambalyeynanaa dhammaan waalidiinta macallimiinta iyo ardayd dugsiga Al Hadaf Schools waxa aan alle uga baryeynaa cimiri dheer iyo cibaado suuban.
ciid wanaagsan meel waliba oo aad joogtaan.

29/12/2025

Dhammaam howl wadeennada, Macallimiinta, iyo ardayda dugsiga, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulka dugsiga Maamule Cabdiraxmaa Haaruun Maxamed oo eedadiis Sacdiyo Maxamed Guudle ku geeriyootay degamda Afgooye ee gobolka shabellada hoose, waxa ay Alle uga baryayaan in uuu u naxariisto, qoyska iyo qaraabadane Samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.

09/12/2025

Dhammaam howl wadeennada, Macallimiinta, iyo ardayda dugsiga, waxa ay tacsi tiiraanyo le u dirayaan maamulka dugsiga Maamule Maxamed Salaad Maxamuud oo adeerkiis Muxudiin Maxamuud Caraale, uu ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxa ay Alle uga baryayaan in uuu Naxariisto, qoyska iyo qaraabadane Samir iyo iimaan ka siiyo.

Photos from Cumar Baashane's post 27/11/2025
22/11/2025
08/10/2025

Ka faaidayso fursad cusub, galinka dambe, casharaddu waxa ay billaabanaayaan sabtiga, 11/10/2025.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Waqooyiga Suga Jaya, Wadada Darusalam Street
Mogadishu