01/04/2026
Wheat variety trail, Afgoye.
Prof. Jeilani Abdullahi
Professor of Genetics & Plant Breeding - Professional plant breeding through scientifically proven and globally accepted approaches.
01/04/2026
Wheat variety trail, Afgoye.
Prof. Jeilani Abdullahi
Soo jeedin
Prof. Jeilani Abdullahi
Soo jeedin; Prof. Jeilani Abdullahi
Dood cilmiyeed
Prof. Jeilani Abdullahi
Tijaabo Qamadi, (CURAD variety)
Garowe, Nugaal, Somali.
Prof. Jeilani Abdullahi
š§
Cilmi-baaris SHIMBIRTA loo yaqaano; Godwit.
Wheat threshing and winnowing activities,
Curad variety, Mogadishu, Somalia.
Waxaa socda howlihii nadiifinta, si loo kala saaro caleemaha iyo haruurka.
Hydra Hydra
Goysmada 1aad ee beerta Qamadiga Curad, Soomaaliya.
BISHAARO .. BISHAARO .. BISHAARO
QAMADIGA SOOMAALIGA AH āCURADā
Waxan ummadda Soomaaliyeed, dal iyo dibad, ugu bishaaraynayaa in usbuucan dhammaadkiisa uu soo goāi doono qamadi (wheat ŁŁ
Ų) kii ugu horreeyay abid oo dhul Soomaali lagu beero.
Qamadigan oo uu muddo 20 sano ku dhow sahminayay saaxiibkay Prof. Jeylaani Cabdalla Cismaan, waqti, cilmi iyo kharash fara badanna geliyay, waxaa qaab tijaabo gebagebo ah loogu beeray bishii Juun ee sanadkan beer 10 hektar ah oo ku taal inta u dhaxaysa Afgooye iyo Jambaluul, gobolka Shabeellaha Hoose.
Qamadigan oo ku jira marxaladdii abuur-kordhinta āseed multiplicationā waxa uu maanta oo ay taatiikhdu tahay 10-ka Sebtembar, 2025 marayaa 90 cisho, laga soo billaabo maalintii la abuuray.
Waa qamadi daray ah, aan bakhaar gelin, maraakiib la soo saarin, kiimikooyin lagu isticmaalin oo organic ah, dalka hooyana ka baxay.
Haddaba, qofkii danaynaya qamadi fresh from the farm ah oo laga dhigan karo abuur beero maca khibraddiisa wata, amaba u doonaya in uu raashin ahaan u adeegsado, fadlan ha la xariiro:
Prof. Jeylaani Cabdalla Cismaan
Tel: +252 61 5596504
Muqdisho, Soomaaliya
Ku soo dhowaada qamadiga āCuradā
By Hydra Hydra