30/03/2025
عيد مبارك كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال ❤️🙏
تهدف الكلية إلى إعداد جيل مسلم صالح لنفسه وأمته، وتعليمه العلوم النافعة.
30/03/2025
عيد مبارك كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال ❤️🙏
15/03/2025
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐥𝐮𝐮𝐦𝐭𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚
Waxaa noo soo idlaaday tartanka aqoonta guud ee bisha Ramadaan, tartankan ayaa ah mid si sanadle loogu qabto xaruunta dhexe ee Darul Hikmah University-DHU -DHU waa sanadkiisi 4aad.
Waxaa sanadkan ka qeyb galay dhammaan kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda,
waxaana final ka isku soo aaddey kooxda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka iyo Kulliyadda Culuumta Islaamka, waxa ay guushu raacday Kulliyadda Culuumta Islaamka كلية العلوم الإسلامية والعربي- Darul Hikmah Universitu-DHU
________________
MAJDA OFFICE
[email protected]
15/March/2025
Mogadishu-Somalia
15/03/2025
Tartan Aqooneedka Sanadlaha ah ee kulliyadaha Jaamacadda oo ay qabanaysay xukuumadda Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA ayada oo ay kaashaneysay xafiiska arimaha ardada ee Darul Hikmah University-DHU ay ku tartamayeen dhammaan kulliyadaha Jaamacadda .
Ugu danbeyn waxaa tartanka sanadkaan ku guuleystay Kulliyadda Culuumta Islaamka iyo Carabiyadda.
08/03/2025
Maalinta 7aad
Waxaa si maalinle ah u socda ka oo la gaarsiiyo boqollaal qof maalin kasta oo kamid ah bisha Ramadaan.
Waxaa maalinta 7aad si weyn uga qeyb qaatay Kulliyadda Culuumta islaamiga iyo Carabiyada ee DHU, oo horkacaya Guddoomiyaha Kulliyadda Mudane Shaafie Ahmed .
Barnaamijkan kheyriga ah wuxuuna Socon doonaa 30 ka Maalmood ee bisha Ramadaan Haduu Alle Idmo.
________________
MAJDA OFFICE
[email protected]
07/March/2025
Mogadishu-Somalia
12/02/2025
MUSHARAX MADAXWAYNE UTARTAMAYA XUKUMADA
7AAD ee MAJDA. [2025 __ 2026]
M.r
Kana tartamaya kulliyada culuumta islaamka iyo carbica
( Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA )
Hikmah University-DHU
28/01/2025
22/11/2024
MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.
Qaar kamid ah shahaadoyiin ay ardada gudoonlsiiyeen macallimiinta Darul Hikmah University-DHU munaasabadda Maalinta Macallimiinta oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA.
"Macalinkeen Allaw kaal, macalinkiis Allaw kaal"
Mahadsanid macallin abaalkaaga lamasoo koobi karo.
22/11/2024
MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.
Waxaa si qurux badan noogu soo gabo gaboobay munaasabadda Maalinta Macallinka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA.
"Macalinkeen Allaw kaal, macalinkiis Allaw kaal"
Mahadsanid macallin abaalkaaga lamasoo koobi karo.
Qaar ka midah sawirada Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee lagu qabtay xarunta dhexe Darul Hikmah University-DHU.
20/11/2024
Hambalyo maalinta macalimiinta Soomaaliyeed 21 November
Qaar Kamid ah ardayda Kuliyaddaha kala Duwan ee Darul Hikmah University-DHU ayaa halkaan ku muujiyay dareenkooda ku aadan Sanad waxbarasheedka cusub iyo soo dhaweynta ardayda Ku soo biirtay Jaamacada sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Guddomiyaha Midowga kulliyadda culuumta Islaamiga iyo Carabiga Mudane Shaafie Ahmed oo muujiyay dareenkiisa ku aadan dib ubilaabashada sanad waxbarashed ka 2024_2025 ee Jaamacadda una hambalyeeyay ardada sanadkan ka qalin jabisy Kuliuadda kuna soo dhaweeyay dhamman cid kasto oo danaynaysa waxbarasho.
Darul Hikmah University-DHU
Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA