01/11/2021
OGEYSIIS.. OGEYSIIS.. OGDYSIIS.
Ardayda ku nool gobolada dalka soomaaliya iyo dibadiisa waxaa la ogeysiinayaa in machadka AL-MANHAL QAYBTA ONLINE-KA uu qaadanayo fasallo cusub oo carabi ah BISHA(NOVEMBER) insha allah.
Isqorista waa ay socotaa.
Kala soo xiriir machadka:
whatsapp 0615535496
KUBARO LUQADDA CARABIGA MUDDO GAABAN
INSHA ALLAH