Anzal Primary And Secondary School

Anzal Primary And Secondary School

Share

education

22/05/2023

Guuleysta😍

04/03/2023

Dufcadii koowaad fasalka 8 aad 2016__2017 .

Photos from Anzal Primary And Secondary School's post 21/02/2023

DAAHFURKA KOOBKA KUBADA CAGTA
===============================
Maamulka Dugsiga Hoose, dhexe iyo Sare ee ANZAL ayaa 21 February - 2023 Garoonka talabadan stadium Ku daahfuray koobka kubada cagta ee sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
Kulanka koowaad Ku tartamay form four iyo form three waxa uu na Ku soo dhamaay (form four 6 goal iyo form three 4 .

.

Photos from Anzal Primary And Secondary School's post 18/02/2023

Dufcadii labaad ee form four 2020----2021

17/02/2023
Photos from Anzal Primary And Secondary School's post 14/02/2023

Waxaa galabta Garoonka talabadan stadium Ku dhexmaray kulan saaxiibtinimo fasalada Kala FORM THREE iyo FORM TWO waxaana guushu raacday form three .

Kulankaan waxaa uu hordhac u yahay jiirooniga uu schoolku dhawaan qaban doono.

14/02/2023

Form four A waa arday dadaal badan , kulansatay akhlaaq, aqoon iyo isku xirnaan .

Waxayna maanta u gudbeen finalka tartanka tusmo iyo tacliin ee sanad dugsiyeedka 2022/2023.

Hambalyo hambalyo hambalyo

14/02/2023

Class 5 A waa arday dadaal badan , kulansatay akhlaaq, aqoon iyo isku xirnaan .

Waxayna soo gaareen heerka afar dhamaadka tartanka tusmo iyo tacliin ee sanad dugsiyeedka 2022/2023.

Photos from Anzal Primary And Secondary School's post 14/02/2023

Maanta oo TALAADO ah tarrikhduna ku beegan tahay 14/02/2023 waxaa si habsami leh noogu qabsoomay tartan aqooneedka TUSMO IYO TACLIIN wareegiisa afar dhamaadka

Waxaa Ku tartamay fasalada Kala ah:

CLASS: 5A Vs form four A

Waxa uuna kuu soo dhamaaday
CLASS 5A oo la yimid 10 buundo halka
Form four A na la yimaadeen 12 buundo..

Waxaana finalka u gudbay form four A

Hambalyo hambalyo form four A

08/02/2023

Class 8 A arday dadaal badan , kulansatay akhlaaq, aqoon iyo isku xirnaan .

Waxayna maanta u gudbeen finalka tartanka tusmo iyo tacliin ee sanad dugsiyeedka 2022/2023.

Hambalyo hambalyo hambalyo

08/02/2023

Class 4 A arday dadaal iyo akhlaaq kulansatay.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu