Islamic University - Somalia الجامعة الإسلامية - الصومال

Islamic University - Somalia  الجامعة الإسلامية - الصومال

Share

الجامعة الإسلامية بالصومال مؤسسة تعليمية أهلية غير ربحية من أهم مؤسسات التعليم العالي في الصومال.

11/08/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Xafiiska Diiwaangelinta Jaamacadda Islaamiga ee Soomaaliya wuxuu ku wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed in la furay is-diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad-waxbarasheedka 2026/2027.

Ha seegin fursaddan waxbarasho.
Is-diiwaangeli hadda.



09/08/2026

إعــلان مهــم
تعلـن الجـامعة الإسـلامية فـي الصِومال عن إقـامة دورة تدريبيـة بعنـوان: "مهارات التعامل مع الذكاء الاصطناعي"
🔹 المدرب: الأستاذ عبد الرزاق عثمان حسين
(مدرب وباحـث أكاديمـي.)
📍 المكان: الجامعة الإسلامية في الصومال
📅 التاريخ: يوم الخميس 13 أغسطس 2026م
🕘 الوقت: 8:00 صباحًا -02:00 ظهراً
🎓 شـهادة معتمـدة
المشـاركة بالحضـور
"انضم إلى هذه المجموعة الخاصة بالدورات على واتساب:"
https://chat.whatsapp.com/FoN6N0Ut6UNH8kgei0vJ2I?s=cl&p=a... See less

09/08/2026

Jaamacadda Islaamiga ah ee Soomaaliya waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir.

Si gaar ah, waxaan u hambalyaynaynaa Sumaya Xasan Abshir, Balqiisa Maxamed Cumar, iyo Axmed Cabdinaasir Cabdullaahi, oo kaalmaha 1aad, 2aad iyo 3aad ka galay 45,452 arday oo u fariistay imtixaanka.

Waxaan bogaadinaynaa dadaalkooda, kartidooda iyo hawlkarnimadooda, sidoo kalena hambalyada la wadaagaynaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada.

06/08/2026

مقتطف من شـرح المـدرب المهنـدس منيـر حاج عبـد الله الشـيخ عبـده حول المهـارات الأسـاسية للباحث المعاصـر.



05/08/2026

Hadal-jeedinta Prof. Dr. Xasan Cismaan Axmed, Qoraaga Seddaxleyda Kutubta Fiqhiga.



04/08/2026

Saddexleyda Fiqhigane darteed waan usoo kacaye.
Isawira Ustaadkeygi baan duco usooryeyne.

Deeqa Cali Cabdi


04/08/2026

الطـالب شـافعي عثـمان محـمد يتـلو آياتٍ من الذكر الحكيـم بتلاوةٍ مجودة، ضمن فعاليات معرض الكتاب الفقهي، ثلاثية الأستاذ الدكتور حسن عثمان أحمد.


03/08/2026

فخـرٌ واعتـزازٌ بالمشـاركة فـي معـرض ثلاثيـة كتـب الفقـه لأسـتاذنا الفاضـل البروفيسـور الدكتـور حسـن عثمان أحمد. نسأل الله أن يبارك في علمه، وينفع بهذه المؤلفات، ويجعلها صدقةً جاريةً في ميزان حسناته.

03/08/2026

Muuqaal soo koobaya Bandhigga Saddexleyda Kutubta Fiqhiga ee uu qoray Prof. Dr. Xasan Cismaan Axmed (Dr. Xasan Mahdi).

Photos from ‎Islamic University - Somalia  الجامعة الإسلامية - الصومال‎'s post 02/08/2026



Bandhigga Saddexleyda Kutubta Fiqhiga oo ay qayb ka tahay Jaamacadda Islaamiga ee Soomaaliya, laguna soo bandhigayo kutubta uu qoray Prof. Dr. Xasan Cismaan Axmed (Dr. Xasan Mahdi), Hormuudka Kulliyadda Daraasaadka Sare iyo Cilmi-baarista, kana tirsan maamulka iyo bahda macallimiinta Jaamacadda.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Warshada Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00