Sidaad ku kobcin karto xirfaddaada Graphic Design adoo kaashanaya AI!
GraphicDesign
Sabaah Digital Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sabaah Digital Academy, Education & Learning, Wadada wadnaha, jid mareexaanka, Mogadishu.
Stay ahead of the curve with our posts on the latest trends in technology, expert insights in digital marketing, and unlock the power of knowledge at our eLearning center. ๐กElevate your digital journey with us!
06/08/2025
Maalin Walbo waxaa laga yaabaa in aad waqti โbadan ku bixiso isticmaalka baraha bulshada adigoo aan wax faaโiido ah ka helin?
Waxaa laga yaabaa inaad saacado ku qaadato scrolling iyo watchingโฆ
Laakiin maxaa kaa hortaagan inaad u isticmaasho si xirfadeysan oo *dakhli* kuu soo hoya?
๐ฏ Koorsadeenna *Social Media Marketing and Content Creation* waxay kaa caawin doontaa inaad:
โ
Qabatinka baraha bulshada u beddesho xirfad faaโiido leh
โ
Barato sida loo maamulo pages ganacsi si xirfad iyo aqoon leh
โ
U shaqeyso shirkado iyo macaamiil gudaha & dibadda ah
โ
Abuurto dakhli joogto ah adigoo xitaa guriga jooga
โจ Wakhtigu waa hadda!
Goโaanso, baro xirfad cusub oo leh fursado aan xadidneyn.
๐ต Kaliya $10 โ Bixi maanta: *615830256*
๐ Koorsadu waxay bilaabaneysaa dhawaan โ *booskaaga ha lumin!*
06/08/2025
Ma dareentay in waqti badan kaa lumiya isticmaalka baraha bulshada adigoo aan wax faaโiido ah ka helin?
Waxaa laga yaabaa inaad saacado ku qaadato scrolling iyo watchingโฆ
Laakiin maxaa kaa hortaagan inaad u isticmaasho si xirfadeysan oo dakhli kuu soo hoya?
๐ฏ Koorsadeenna Social Media Marketing waxay kaa caawin doontaa inaad: โ
Qabatinka baraha bulshada u beddesho xirfad faaโiido leh
โ
Barato sida loo maamulo pages ganacsi si xirfad iyo aqoon leh
โ
U shaqeyso shirkado iyo macaamiil gudaha & dibadda ah
โ
Abuurto dakhli joogto ah adigoo xitaa guriga jooga
โจ Wakhtigu waa hadda!
Goโaanso, baro xirfad cusub oo leh fursado aan xadidneyn.
๐ต Kaliya $10 โ Bixi maanta: 615830256
๐ Koorsadu waxay bilaabaneysaa dhawaan โ booskaaga ha lumin!
05/08/2025
Maxaa Ka Dhigay *Social Media Marketing* Xirfad dunida ๐ maanta aad Loogu baahan yahay?
Aan kula wadaago *Some Facts* arintaa ku saabsan:
In ka badan 4.9 bilyan oo qof ayaa adeegsada baraha bulshada guud ahaan caalamka.
๐ฅ In ka badan 82% shirkadaha waxay doonayaan inay u adeegsan baraha bulshada dhanka suuq-geynta alaabtooda iyo adeegyadooda.
๐ Baahida loo qabo xirfadlayaasha sida Social Media Managers, Content Creators, iyo Digital Marketers ayaa si joogto ah u kordhaysa sannad kasta.
๐ Ku biir koorsadeenna cusub ee Social Media Marketing si aad u barato xirfad si weyn loogu baahan yahay caalamka.
๐ต Kaliya $10 โ Bixi hadda: 615830256
๐
Koorsadu waxay bilaabaneysaa dhawaan โ ha seegin fursaddan ee bixi lacagta maanta!
๐ฏ Baro Xirfad Mustaqbal Leh!
Iska diiwaangeli Social Media Marketing & Content Creation Course maanta โ kaliya $10!
๐ https://forms.gle/M5JWi4gTBQKoZPBQ7
21/07/2025
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก:
Waxaa lagu war galinayaa dhamaan ardayda daneyneysa barashada Xirfadaha Suuq geynta Casriga ee ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ in dhawaan ay bilaaban doonto ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ee uu bixinayo Ustad Yonis Abdirahman iyo Mr. Ibrahim Abdullahi (CEO of ๐๐๐๐๐๐๐ก ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐ง๐๐ฒ).
Koorsada Waxa ay socon doontaa mudo ๐ ๐ญ๐จ๐๐จ๐๐๐๐ ah (isbuuc) waana hab online ah. Isbuuci 2 maalin:
โข ๐ด๐๐๐๐๐๐๐: ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐
โข ๐พ๐๐๐๐๐๐: 08:00๐ท๐ด ๐๐๐๐ 10:00๐ท๐ด
โข ๐ช๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐: 6 ๐๐๐๐๐
Koorsadan waxaa ka faaโideysan karo Dhamaan ardayda Jaamacadaha iyo cid walbo oo dooneysa in barato xirfada suuq geynta digitaalka.
Si aad isu Diiwaan galiso riix linka hoose ee form ka google ka:
https://forms.gle/M5JWi4gTBQKoZPBQ7
Ama la xiriir Number-ka ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐. (Sabaah Digital Academy Admin)
๐๐: Koorsadan waxaa ku jiro: Hands on Practice + Assignments + Challenges and Case studies.
โ๐๐๐จ๐๐ญ๐๐๐๐ ๐ช ๐ฝ๐๐๐๐ก ๐๐๐ง๐๐๐
๐๐๐
๐ฒ๐ช ๐ฝ๐๐ง๐๐ฉ๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐จ๐๐โ
Tirada Ardayda la rabo waa kooban tahay ka mid noqo Dufcada koowaad.
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Qaabka ugu wanaagsan ee lagu baran karo xirfadda Digital Marketing. Haddii aad rabto inaad kor u qaaddo xirfadahaaga oo aad noqoto khabiir dhanka suuq-geynta dijitaalka ah, video-gan waa adiga. Ku xidhnow, daawo, oo raac tilmaamaha! Ha ilaawin inaad like ino saarto, follow so dheh , lana wadaag asxaabta kale ee xiisaynaysa barashada xirfaddan muhiimka ah.
Digital
.
Waxaan ku sharxi doonaa faa'iidooyinka ganacsiga online-ka (e-commerce) marka loo barbar dhigo ganacsiga caadiga ah ee offline ka. Fadlan daawo muqaal kaan si aad u ogaato sababta e-commerce ama businesa ka uu uga wanaagsan yahay ganacsiga Offline ka ama kan caadiga ah.
5 xirfad aad u baahan tahy inaad barato sanadkaan #2023 si aad u gaarto Xurnimo dhaqaale.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Wadada Wadnaha, Jid Mareexaanka
Mogadishu