01/06/2026
Under the supervision of Dr. Said Ali Ibrahim Batch-10 Animal Husbandry students conducted a practical laboratory session focused on the preparation of blood smears. The training aimed to enhance students' laboratory skills and understanding of hematological diagnostic techniques.
The Faculty is dedicated to playing a vital role in the development and sustainable growth of Somalia's livestock sector.
fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU
31/05/2026
Waxaa Kulliyadda booqasho ku yimid wafdi ka socda Hayβadda Taya-dhowrka Qaranka (Somali Bureau of Standards).
Wafdigu ayaa ardayda Dufcadda 8-VM u jeediyeen muxaadaro ku saabsan Badqabka Cunada (Food Safety Chain) iyo muhiimaddeeda ilaalinta caafimaadka bulshada. Sidoo kale, waxay ardayda ku dhiirrigeliyeen inay ka qeyb galaan dabaaldegga Maalinta Caalamiga ah ee Badbaadada Cuntada oo la xusayo 7-da Juun 2026.
Kulliyaddu waxay uga mahadcelinaysaa wafdiga kaalintooda qiimaha leh ee kor u qaadista wacyiga badbaadada cuntada iyo caafimaadka bulshada.
fans Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU
19/05/2026
Waxaa soo idlaatay cayaartii k**a dambeysta ee Tartanka Kubada Cagta dufcadaha kulliyadda X.Xoolaha-JUS 25/26.
Cayaartan Finalka oo dhex martay B10VM iyo B9VM&AH ayaa waxay guushu raaacdey B10VM, in kastoo labaduba ay soo bandhigeen kubad qurxoon.
Kulliyadda waxa ay hambalyo u direysaa guuleytayaasha B10-VM.
Sidoo kale waxay mahad ballaaran usoo jeedineysaa guddida ardayda kulliyadda oo uu hogaaminayo Gudoomiye Mucaad Aadan Xassan, Gud.- xigeenka Mrs Aamino C/Nur Xashi, iyo guud ahaan Kaabeyaasha Fasalada oo kala shaqeeyey qabsoomidda tartankan xiisaha leh.
Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University
25/04/2026
On April 25, 2026, the Midterm examinations for the 2025β2026 academic year officially started for students of the Faculty of Veterinary Medicine and Animal Husbandry (SNU) at the Somali National University.
The faculty wishes you all success.
ππ€π§ π’π€π§π ππ£ππ€π§π’ππ©ππ€π£, π₯π‘πππ¨π π«ππ¨ππ© bellow contacts
https://vet.snu.edu.so/
https://www.tiktok.com/.snu?_r=1...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Faculty of Graduate Studies and Research - Somali National University Midowga Ardada Kuliyada Xanaanada Xoolaha iyo Daawaynta-SNU