08/11/2025
Waxbarashada
Waxbarashadu waa furaha guusha nolosha. Waxay Na baraysaa sida loo fikiro, Wax loo Fahmo, go’aan wanaagsan sida loo gaaro. waxbarashadda waxaan ku baranaa waxa saxan iyo waxa khaldan. Waxbarasho wanaagsan waxay naga caawisaa inaan dhisno mustaqbal wanaagsan nafteena iyo dalkeenaba. Macalimiintu way na hagaan oo na hanuuniyaan, buugtuna waxay noo yihiin saaxiibada noogu Wanagsan. Waxbarasho la’aantiinu waa sida qol aan ifin lahayn. Waa inaynu si hufan wax u baranno oo aanu u xurmarno macalimiinteena. Runtii, waxbarashadu waa awoodda kaliye Ee wax loga bedeli karo dadka iyo caalamka.
06/09/2024
Maareynta Waqtiga: qodobke ayad ku jirtaa adigu.
Ma ogtahay in:
• Kaliya 18% dadka ayaa leh nidaam maamul oo habboon.
82% kale oo dadka ka mid ah ayaa isticmaala liis si ay u maareeyaan wakhtigooda.
• Matrix-ka Eisenhower (oo sidoo kale loo yaqaan Matrixka Mudnaanta) ayaa loo tixgeliyey farsamada ugu guulaha badan waqtigaas.
• 100% dadka isticmaala tignoolajiyadan waxay dareemayaan inay shaqadoodii gacanta ku hayaan maalmaha usbuuca intiisa badan.
• Habka ugu xun waa "wax ka qabashada waxa yimaada."
• 28% dadka isticmaala tignoolajiyadan waxay sheegaan in shaqadoodu aanay gacantooda ku jirin.
Maareynta waqtiga ayaa muhiim u ah guusha hawl qabadkada.
18/12/2021
Asc dhamaan ardayda ku xiran page
Waxbarshada master degree ayan ku mashqulay oo isoo dhamaatay waxaan bilaabi doona courses free ah oo aad adiga dooranayso ku soo biir group WhatsApp iyo telegram
https://chat.whatsapp.com/LTesfCwhoAE4uDQNMxPUeP
Iyo telegram group
https://t.me/+LNeOnGVy9hk4YWM0
Waxbarasho/Education
WhatsApp Group Invite