Adult Commercial Secondary School

Adult Commercial Secondary School Waxaa socoto diiwan galinta. Adigoo shaqadaada wato, wax baro. ADULT Waa Aas-aaska Furaha Aqoonta

Iskuulka ADULT waa Iskuulkii ugu h**eeyay ee dadka waaweyn laga hirgaliyo dalka, xaruumaha iskuulka, Bakaaraha, Taleex, Suuqbacad, Dherkenley iyo Ceelasha biyaha, Garasbaale, Suuqa-Xoolaha.

๐——๐—ฎโ€™๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†Ha u malayn in daโ€™du caqabad tahay. Aqoon, kalsooni iyo mustaqbal wanaagsan ...
26/09/2026

๐——๐—ฎโ€™๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜†

Ha u malayn in daโ€™du caqabad tahay. Aqoon, kalsooni iyo mustaqbal wanaagsan ayaa ka bilaabma goโ€™aanka aad maanta qaadato.

๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ Waxbarashadaada dib uga bilow, riyadaadana rumeey.

Kala Xariir +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐Ÿฐ๐Ÿฒ๐Ÿต๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ

25/09/2026

๐— ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น | ๐—ž๐˜‚๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญKulanka toddobaadlaha ah ee maamulka Dugsiyada Adult ayaa lagu qabta...
24/09/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ฅ๐š๐ก๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ

Kulanka toddobaadlaha ah ee maamulka Dugsiyada Adult ayaa lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Adult ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐—›๐—ผ๐˜„๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira horumarinta waxbarashada, maamulka dugsiyada, tayeynta adeegyada waxbarasho iyo qorshayaasha lagu dardargelinayo howlaha
๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•.

Maamulka ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ ayaa si joogto ah u qabta kulamadan si loo xoojiyo wada shaqeynta, isla-xisaabtanka iyo horumarinta tayada waxbarashada.

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada ku yaalla Guddoon Barri, kaa...
23/09/2026

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada ku yaalla Guddoon Barri, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta doorka maamulayaasha dugsiyada ee maamulka xogta iyo adeegsiga Nidaamka Macluumaadka Maareynta Waxbarashada (EMIS).

Iskuulka Adult Commercial Secondary School kulankan waxaa uga qayb galay Maamulaha Xarunta Suuqbacaad Ustaad Said Abdi Hilowle

Kulanka waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta qeybaha EMIS, Dugsiyada, Imtixanaadka iyo Guddoon Barri ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Intii uu kulanku socday, waxaa si qoto dheer looga hadlay caqabadaha la xiriira xogta EMIS, diiwaangelinta ardayda cusub, saxnaanta iyo tayada xogta waxbarashada, iyo sidoo kale fududeynta habraaca beddelka iyo wareejinta ardayda.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ee lagu horumarinayo maamulka xogta waxbarashada, hufnaanta nidaamka EMIS, iyo sare u qaadista awoodda maamulayaasha dugsiyada, si loo helo xog waxbarasho oo sax ah, la isku halleyn karo, isla markaana gacan ka geysata qorsheynta iyo horumarinta waxbarashada Gobolka Banaadir.

22/09/2026

๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป waa mid ka mid ah ardayda wax ka barata ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ.
Sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026โ€“2027.Sulub wuxuu u gudbay fasalka Form Three, isagoo muujiyay dadaal, hammi iyo goโ€™aan adag oo ku aaddan horumarinta waxbarashadiisa.

Safarkiisa waxbarasho wuxuu tusaale u yahay in dadaalka, adkaysiga iyo goโ€™aanku ay horseedaan guul.

Waxaan ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ถ๐—น ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah, isagoo hiigsanaya inuu gaaro heerka jaamacadeed iyo mustaqbalka uu ku taamayo.

21/09/2026

๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ wuxuu kuu hayaa fursad waxbarasho oo habeenkii ah, si aad waxbarashadaada u sii wadato adigoo shaqadaada, ganacsigaaga ama hawlahaaga kale wata.

Haddii aad maalintii mashquul tahay, habeenkii waxbarashadaada ha joojin!
Waxbarashada waa fursad aan daโ€™ iyo waqti midna ku xirnayn.
Wixii faahfaahinah kala xariir 613554242 ama 616469252

20/09/2026

๐’๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐› ๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ waa mid ka mid ah ardayda wax ka barata ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐๐ฎ๐ฅ๐ญ, ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐ฑ.
Sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026โ€“2027.Sulub wuxuu u gudbay fasalka Form Three, isagoo muujiyay dadaal, hammi iyo goโ€™aan adag oo ku aaddan horumarinta waxbarashadiisa.

Safarkiisa waxbarasho wuxuu tusaale u yahay in dadaalka, adkaysiga iyo goโ€™aanku ay horseedaan guul.

Waxaan Sulub u rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah, isagoo hiigsanaya inuu gaaro heerka jaamacadeed iyo mustaqbalka uu ku taamayo.

19/09/2026

Maama ๐‡๐š๐ง๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ข waa ardayad wax ka barata Xarunta ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜…, waxayna tusaale muuqda u tahay in waxbarashadu aysan lahayn daโ€™ ama waqti ku eg.

Maama Hani waxay waxbarashadeeda ka soo bilowday Barnaamijka Waxbarashada Degdegga ah, iyadoo dadaal iyo adkaysi ku gaartay heerka Form Three ee dugsiga sare.

Maanta, waxay si weyn ugu hanweyn tahay inay sii waddo waxbarashadeeda, iyadoo hiigsanaysa in ay gaarto heer jaamacadeed, kana mid noqoto dadka aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda bulshada wax ugu biiriya.

โ€œ๐ƒ๐šโ€™๐๐ฎ ๐ฆ๐š ๐š๐ก๐š ๐œ๐š๐ช๐š๐›๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ; ๐ก๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ง, ๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ ๐š๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐š๐๐š.โ€

14/09/2026

๐๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ ๐—๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง, oo ah ardayad dhigata ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐—ฆ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ, ayaa sanadkan u gudubtay fasalka ๐…๐จ๐ซ๐ฆ ๐“๐ฐ๐จ.

Barwaaqo ayaa muujisay farxaddeeda ku aaddan guusha ay gaartay, iyadoo maamulka dugsiga iyo macallimiinteeda uga mahadcelisay dadaalka, taageerada iyo hagista ay ka heshay intii ay waxbarashada ku guda jirtay.

14/09/2026

๐๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐‰๐ข๐ฆโ€™๐š๐ฅ๐ž ayaa sanadkan u gudubtay fasalka Form One ee dugsiga sare, kaddib markii ay sannadkii h**e u fariisatay ๐‘ฐ๐’Ž๐’•๐’Š๐’™๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘บ๐’‰๐’‚๐’‰๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ซ๐’–๐’ˆ๐’”๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐‘ซ๐’‰๐’†๐’™๐’† ๐’†๐’† ๐‘จ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’”๐’Š๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘พ๐’‚๐’™๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’‚๐’…๐’‚ ๐‘ฎ๐’๐’ƒ๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฉ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’“.

Qamar oo dhigata xarunta ๐—”๐—ฑ๐˜‚๐—น๐˜ ๐—ฆ๐˜‚๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ayaa cabirtay dareenkeeda ku aaddan guusha ay gaartay iyo farxadda ay u qabto u gudbidda marxaladda cusub ee waxbarashada.

Address

Howlwadag
Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

252615990012

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adult Commercial Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Adult Commercial Secondary School:

Shortcuts

Share

Category