RAMADAN CUP 20206
GROUP: Leaders VS GTOUP Future
Darul-Rahman Educational Center
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darul-Rahman Educational Center, School, Mogadishu, .
RAMADAN CUP 2026
QEYBRA DA'YARTA
GROUP: Halyeeyada VS GROUP: Xiddigaha
15/02/2026
WE ARE COOKING SOMETHING...
🌟📚 Gunaanad Qurux Badan – Tartamada Aqooneed 📚🌟
Shalay Xarunta Waxbarashada Daarul-Raxmaan ee Darul-Rahman Educational Center waxaa ka dhacay tartan aqooneed aad u xiiso badan oo dhexmaray arday laga dhisaya aasaaska aqoonta ee iyo .
Jawigu wuxuu ahaa mid firfircoon, su’aalo degdeg ah, jawaabo kalsooni leh iyo tartan nadiif ah oo ay hareeyeen saaxiibtinimo iyo is-ixtiraam.
Ardaydu waxay muujiyeen faham, geesinimo iyo wada-shaqeyn, taas oo ka turjumaysa dadaalka joogtada ah ee macallimiinta iyo barbaarinta wanaagsan ee xarunta.
🏆 Natiijada Tartanka
Todobosaacley — 12 dhibcood
Sideedsaacley — 11 dhibcood
Tartankan wuxuu ahaa gabagabadii tartamadii taxanaha ahaa, wuxuuna ku dhammaaday farxad, dhiirigelin iyo niyad sare oo ardayda u horseedi doonta guulo kale oo waaweyn.
👏 Hambalyo dhammaan ardayda ka qaybgashay labada shift.
👏 Waan uga mahadcelineynaa macallimiinta iyo waalidiinta taageerada joogtada ah
✨ Daarul-Raxmaan — Halka hibadu ka iftiinto, aqoontuna ka korto
05/02/2026
🏆 DARUL-RAHMAN Cup 2026? 🏆
Waxaa galabta garoonka ku dhex maray kulan aad u xiiso badnaa labada kooxood ee Grade 8 iyo Form 2. Ciyaartan oo qayb ka ah tartanka sanadlaha ah ee Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Daarul-Raxmaan , waxay ahayd mid xamaasaddeeda leh oo ay labada dhinacba soo bandhigeen xirfad aad u sarreysa.
🌟 Dhinaca Grade 8: Waxay muujiyeen firfircooni iyo isku duubni weyn iyagoo u ciyaarayay si geesinnimo leh.
🔥 Dhinaca Form 2: Waxay la yimaadeen deganaansho iyo khibrad.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo taageerayaashii garoonka u joogat si ay u dhiirigeliyaan dhalinyaradan kartida badan.
05/02/2026
01/01/2026
05/02/2026
05/02/2026
05/02/2026
05/02/2026