05/08/2024
Crypto currency course 🔥
Bishan waxaan dib u bilaawne qadashada arday cusub
Oo si dhameystiran lagugu bari doono crypto currency sida loogu shaqeysto. Ka faideysi wacan
Kala xiriir wa.me/+252683434056
05/08/2024
Cryptocurrency update
Hoos udhicii ugu weynaa sanadkan ayey wajaheysaa Cryptocurrency. Hoos udhacan oo anan la filayn Wuxu ka yaabsadey maalgashadayaasha , in ka badan $510 billion ayuu daatey sadexdii bari ee ugu danbeysay.
Qiimaha Bitcoin waxey mareysaa $50,000 hada .
Sababaha keenay in uu suuqa daato waxaa ka mid ah in Tech sector shirkadaha ku jiro uu hoos u dhac ku yimid , shirkadaha waaweyn sida Microsoft, Intel iyo NVIDIA ayaa qasaaro galey.
Bitcoin iyo Ethereum oo ah labada Coin ugu waaweyn suuqa ayaa hoos udhac weyn ku yimid halka Solana sidoo kale ay daadatey.
Hadey USDT ama USDC lacag kugu jirto , adeego mudane , September wixi loo gaaro suuqa Recovery buu galayaa, hada wuxu ku jiraa rafashadii ugu danbeysay ee Correction ka .
22/07/2024
Crypto currency course 🔥
Laguu baraayo si fahfaahsan live zoom and offline videos
Kala xiriir wa.me/+252683434056
21/07/2024
Waligaa qofna ha isla meel dhigin, kaliya naftaada la tartan, kuna dadaal inaa ka fiicnaato qofki aad ahaan jirtay xagga cibaadada, akhlaaqda, dabeecadda, aqoonta iyo dadaalka✅️
19/07/2024
Crypto currency course 🔥
Laguu baraayo si fahfaahsan live zoom and offline videos
Kala xiriir wa.me/+252612119158
19/07/2024
🔥 Cryptocurrency update
Suuqa indhaha uma fiicna asbuucan, waa wada casaan iyo yaab, waxa lagu kala cararey Stablecoins sida USDT iyo USDC oo qof kasta lacagtiisa halkasu gashtay ayadoo laga cararayo Market Volatility socda.
1. Qubarada qaar waxey leeyihiin BTC halka ugu hooseeya ay gaari karto waa $50,000 ayado hada mareyso $54,000.
2. Dadka suuqa fahamsan waxay bilaabeen in ay adeegtaan ayagoo ka duulayo strategy-yada Buy The Dips oo ah marku suuqa daato wala adeegtaa lkn wey risk badan tahey oo geesinimo u baahantahey.
3. Dadka qaarna waxay ku carareen Stablecoins oo faa’iido iyo qasaare toona ma rabaan inta uu suuqa ( Correction ) ku jiro .
Igu danbeyn, waxaa la filaya in uu suuqa hoos usii dhaco asbuuca soo socda, waana iska caadi Summer ka suuqan waa noocaas.