02/11/2025
FURSAD SHAQO
Booska: Macalimad Guri
Goobta: Degmada Wadajir
Wakhtiga: Habeenkii ( Bacdal-Maqrib )
Ardayda: 2 Arday
Grades: Primary Level
Shuruudaha
1. In ay macalimada Dhigi Karto Xiliga Bacdal-Maqrib.
2. In ay macalimada Heysato Shahaado Waxbarasho ( Minimum Dugsi Sare )
3: In ay macalimadu kufiicantahay Luuqada English
4: In ay Macalimadu dhigi karto Maadooyinka
Aas-aasiga ah ( Somali Curriculum )
Fiiro gaar ah: kusoodir Cvga WhatsApp-ka ⬇️
61 3967127
https://wa.me/+252613967127
13/10/2025
FURSAD SHAQO
Booska: Macalin-Guri
Goobta: Degmada Hodan
Wakhtiga: Galabtii
Ardayda: 2 Arday
Grades: Primary Level
Shuruudaha
1. In uu macalinku Heysto Shahaado Waxbarasho ( Minimum Dugsi Sare )
2. In uu macalinku kufiicanyhay Luuqada English
3. In uu macalinku dhigi karo Somali Curriculum
Fiiro gaar ah: kusoodir Cvga WhatsApp-ka ⬇️
61 3967127
https://wa.me/+252613967127
30/03/2025
Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Somaliyeed Ayaan Idin leenahay Hadaan nahay Team Ardaykaab.
Naga Soo Wac | 0613967127 |
WhatsApp ➡️ https://wa.me/+252613967127
18/03/2025
Hambalyo Guulaystaha Su'aasha Facebook-ga ee Barnaamijka Su'aalaha Bisha Ramadaan.
17/03/2025
Ramadan Mubarak Kajawaab Suaashan Hoos Kuxusan ;
Shuruudaha Jawaabta:
1. Like saar page-ka
2. Share dheh post-ga
3. Ka jawaab su'aasha
F.G Hal JAWAAB DOORO, ISKANA HUBI SHURUUDAHA.
Guulaystaha ugu horreeya ee ka soo jawaaba ayaa abaal-marinta heli doona.
17/03/2025
Hambalyo Guulaystaha su'aasha Facebook-ga ee Barnaamijka Su'aalaha bisha Ramadaan.
14/03/2025
Jimco Wanaagsan Kajawaab Suaashan Hoos Kuxusan ;
Shuruudaha Jawaabta:
1. Like saar page-ka
2. Share dheh post-ga
3. Ka jawaab su'aasha
F.G Hal JAWAAB DOORO, ISKANA HUBI SHURUUDAHA.
Guulaystaha ugu horreeya ee ka soo jawaaba ayaa abaal-marinta heli doona.
01/03/2025
Waxaan Dhamaan Shacab-weynaha Soomaliyeed Ugu Hambalyeyneynaa Bilashada Bisha Ramadan Ee Sanadka 1446 Hijr.
Ramadan Mubarak 🌙 رمضان مبارك
19/02/2025
Ardaykaab Waa Kaabaha Ardayda Soomaliyeed.
Nagu Soo Booqo Xafiiskena Oo Kuyaala Taleex.
Si aan Sare Ugu Qaadno Caruurtada Iyo Adigaba Oo Jooga Guriga.
Naga Soo Wac || 0612116052 ||
#
18/02/2025
Waxyaabaha Aan Uqabano Bulshada Soomaliyeed.
Ardaykaab Waa Caawiyaha Ardayda Soomaliyeed.
Nagala So Xariir WhatsApp 61 2116052
14/02/2025
Jumca Mubarak
Ardaykaab Waa Haqabtiraha Ardayda Soomaliyeed.
Nagala So Xariir Whatsapp 61 2116052