معهد الميمون للدراسات القرآنية

معهد الميمون للدراسات القرآنية

Share

Machadku waxa uu u taagan yahay soo saarista jiil bulshada anfaca, kuna sifeysan akhlaaq iyo karti.

28/02/2025

RAMADAAN MUBAARAK

MADARASADA AL-MAYMUUUN ee daraasaaadka islaamiga ah waxay ugu hambalyeynaysaa xubnaheeda iyo dhammaan Muslimiinta munaasabadda bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.

13/12/2024

روى الحاكم في المستدرك مرفوعا إن من قرأ سورة الكهف يوم الجمعة أضاء له من النور ما بين الجمعتين. وصححه الألباني.

Jumco wanaagsan Dhamaan Umadda. Somaaliyeed

19/09/2024

من غسل يوم الجمعة واغتسل، وبكَّر وابتكر، ومشى ولم يركب، ودنا من الإمام فاستمع ولم يَلْغُ، كان له بكل خطوة عمل سنة أجر صيامها وقيامها) رواه أحمد، والترمذي

31/08/2024

Ardayad Afnaan Xasan maxamad ayaa xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka. oo kusoo khhatintay aayadaha qur,aanka kariimka ee qowlka eebe .


29/08/2024

Kalmadda Ustaad Cabdiraxmaan Nuur Warsame ee xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka .


29/08/2024

Kalmadda ustaad Maxamad Mire Ciise ' xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka


29/08/2024

Ardayad Idman Adam Xasan oo soo jeedineysa axaadiis nabawi ah ee xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka.


29/08/2024

Bandhigga 2 Arday Is Waydaarsanaya su,aalo iyo Jawaabo xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka.


29/08/2024

Kalmadda Ustaad Maxamad Maxamuud Axmad ' xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka .


29/08/2024

Kalmadda waalidka mudane Cabdi raxman Axmad Faarax ' xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka .


29/08/2024

Kalmadda Ustaad Cabdirahmaan Daahir Hassan ' xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka

28/08/2024

Bandhigga Arday Is Waydaarsanaya su,aalo iyo Jawaabo xafladda qalinjabinta dufcadda 1aad ee Machadka Al-Maymuun ee Daraasaadka Qur'aanka Kariimka.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Deyniille
Mogadishu