Ibnu siinnaa Primary and Secondary School

Ibnu siinnaa Primary and Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibnu siinnaa Primary and Secondary School, High School, Masjidka Madax Madow, Mogadishu.

Waa Dugsi bixiya Nidaamka Aasaasiga waxbarashada, Sido kale maalmaha Khamiista iyo Jimcaha Waxa u bixiya koorsooyin lagu so dhisaya Jiilka yar yar ee so koroya.

  aqooneedka Dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School    ku tartamay labada fasal oo kala ah Fasalka 8aad iyo f...
05/03/2026

aqooneedka Dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School

ku tartamay labada fasal oo kala ah Fasalka 8aad iyo fasalka 4aad
Waxayna ku dhammatay bareejo

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay, waxaa tartan xiiso leh dhex mari doona labada fasal ee 8aad iyo 4aad.Yaa u saad...
04/03/2026

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay, waxaa tartan xiiso leh dhex mari doona labada fasal ee 8aad iyo 4aad.

Yaa u saadaalinaysa in guushu raacdo maanta?

๐ŸŒ™โœจ๐—ฆ๐˜‚โ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿณ ๐Ÿ’ฐ ๐—ž๐˜‚ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ต! ๐ŸŽ‰ "๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚ ๐—ฎ๐˜† 70,000 ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ...
27/02/2026

๐ŸŒ™โœจ๐—ฆ๐˜‚โ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฅ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿณ

๐Ÿ’ฐ ๐—ž๐˜‚ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—”๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐—ต! ๐ŸŽ‰

"๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚ ๐—ฎ๐˜† 70,000 ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ป?

๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ:

1๏ธโƒฃ Si sax ah uga jawaab suโ€™aasha โœ๏ธโœ…
2๏ธโƒฃ Follow garee page-ka Ibnu siinnaa Primary and Secondary School ๐Ÿ“ฒ๐Ÿ””
3๏ธโƒฃ Share garee Post-ga ๐Ÿ”„๐Ÿ“ข
4๏ธโƒฃ Like garee Post-ga ๐Ÿ‘โค๏ธ
5๏ธโƒฃ Ku Mention garee 5 qof oo asxaabtaada ah ๐Ÿ‘ฅ๐Ÿท๏ธ

๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐˜‚๐—ต๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—ป.

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ต๐—ฎ๐—น ๐—พ๐—ผ๐—ณ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, waxaa guulaystaha noqon doono qofka ugu h**eeya ee ka jawaaba su'aasha.

๐—ก๐—•: ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜-๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ผ (๐—˜๐—ฑ๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ) ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ผ.

Wixii faahfaahin ah Nagala soo xiriir:

๐Ÿ“ž 61 4456853 /619089988

Moqadishu, Somalia, Degmada Dharkeenleey , , , , , , , ,

26/02/2026

aqooneedka Dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School

ku tartamay labada fasal oo kala ah Fasalka 3aad iyo fasalka 6aad
Waxayna guusha raacday Fasalka 6aad.

Tartanka aqooneed ee maanta waxa uu dhex marayaa labada fasal ee kala ah Fasalka 6aad iyo Fasalka 3aad.Waa tartan kor u ...
25/02/2026

Tartanka aqooneed ee maanta waxa uu dhex marayaa labada fasal ee kala ah Fasalka 6aad iyo Fasalka 3aad.

Waa tartan kor u qaadaya aqoonta, dhiirrigelinaya dadaalka ardayda, isla markaana xoojinaya is-dhexgalka iyo wada-shaqaynta.
Waxaan u rajaynaynaa labada fasal tartan guul wacan. ๐Ÿ“š๐Ÿ†

Tartanka aqooneed ee dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School ayaa si rasmi ah u bilowday, waxaana daahfurkiisa...
19/02/2026

Tartanka aqooneed ee dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School ayaa si rasmi ah u bilowday, waxaana daahfurkiisa ka qayb galay labada fasal ee kala ah Fasalka 5aad iyo Fasalka 4aad.

Kulankaasi wuxuu ku soo dhammaaday jawi xiiso iyo tartan hufan leh, iyadoo guusha ay ku raacday Fasalka 4aad.

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa Fasalka 4aad oo muujiyay dadaal, feejignaan iyo isku duubni. Sidoo kale, Fasalka 5aad waxaan ku bogaadinaynaa ka qaybgalka iyo tartanka quruxda badan ee ay soo bandhigeen. ๐ŸŽ“๐Ÿ“š

Maamulka Dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School  wuxuu si farxad iyo iimaan ku dheehan ugu bishaaraynayaa dha...
17/02/2026

Maamulka Dugsiga Ibnu siinnaa Primary and Secondary School wuxuu si farxad iyo iimaan ku dheehan ugu bishaaraynayaa dhammaan ummadda Muslimka ah, gaar ahaan ardayda, macallimiinta iyo waalidiinta, bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suuban, kana yeelo bishan mid kheyr, barako iyo dambidhaaf leh.

Ramadaan Kariim. ๐ŸŒ™๐Ÿค

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 5aad, gaar ahaan kuwa ku guuleystay kaalmaha h**e! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š
15/02/2026

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 5aad, gaar ahaan kuwa ku guuleystay kaalmaha h**e! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 6aad, gaar ahaan kuwa ku guuleystay kaalmaha h**e! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š
15/02/2026

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 6aad, gaar ahaan kuwa ku guuleystay kaalmaha h**e! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š

Hambalyo diirran oo kal iyo laab ah ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 7aad ee guulaysatay! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š
15/02/2026

Hambalyo diirran oo kal iyo laab ah ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 7aad ee guulaysatay! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š

Hambalyo diirran oo kal iyo laab ah ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee guulaysatay! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š
15/02/2026

Hambalyo diirran oo kal iyo laab ah ayaan u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee guulaysatay! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š

28/01/2026

Ixsaan C/qaadir Axmed, oo ka mid ah ardayda dugsiga , ayaa si kalsooni iyo karti leh u soo bandhigtay gabay ku saabsan macallinimada, kaas oo muujinaya qiimaha, sharafta iyo kaalinta weyn ee macallinku ku leeyahay nolosha iyo mustaqbalka ardayda.

Address

Masjidka Madax Madow
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu siinnaa Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category