Midnimo sports news

Midnimo sports news

Share

accurate informations for sports

04/12/2024

No matter what you're going through, you are not alone. The light is always with you. You might not see it, but you can trust it.

06/11/2024

Cristiano Ronaldo Mentioned that kylian mbappé is amazing player,
And he said if he Join real Madrid,
Real Madrid will become strong club.
{ what do think 🤔 ? }.

18/04/2023
30/04/2022

DEG DEG. Wakiilka kubada cagta Mino Raiola ayaa geeriyooday ka dib xanuun, waxa uu xanuunsanaa bilo – waxa uu ahaa 54.

Raiola waxa uu ahaa wakiilka xiddigo badan oo kubada cagta ah sida Zlatan Ibrahimovic, Erling Haaland, Paul Pogba, Matthijs de Ligt, Pavel Nedved iyo kuwa kale oo badan.

Mino Raiola has passed away ::

15/03/2022

Xulka qaranka somaliya

12/03/2022

Cristiano Ronaldo waa gooldhaliyaha ugu sareeya taariikhda kubada cagta isagoo dhaliyay 807 gool

Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddex gool labo kulan uu ka horyimid Spurs tan iyo markii uu ku soo laabtay Premier League 59 koofiyad xirfadeed oo naadi iyo wadan ah.

12/03/2022

Sida ay qorayaan wargeesyada qaar ayaa lugu sheegay in Manchester City ay hishiis lagaartay E.haland.
Hadawa bal haland muxuu kabedeli karaa weerarka Manchester City 👎👎👎
Maxaayse kulatahay Adiga?

Fadlan followga iyo sheerta nagu caawi mahad sanid. @@

12/03/2022

BREAKING: Roman Abramovich ayaa laga ceyriyay xilka agaasimaha kooxda Chelsea ka dib cunaqabateynta kaga timid dowlada UK, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Premier League.

10/03/2022

Sababta Alaba ugu dabaal degay kursi ayaa u muuqata in uu ula jeedo Real Madrid waa boqorka Yurub iyadoo 13 jeer ku guuleysatay Champions League. Waxay ku fadhiistaan carshiga.

By: (Xydr)

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu