Light College of Engineering & Technology

Light College of  Engineering & Technology

Share

College of Engineering and Technology

26/10/2025

Ogeysiis muhiim dhamaan ijineerada soomaliyeed ee ku xiran bogeena waxaa la ogeysiinaya in xiisada cusub RCC labilaabi doono 1/11/2025 maalin sabti ah saacaduna tahay bacdal casir kasoo qeyb gal wacan qof walba daneenayo koorsooyinkeena

Mideeda kle team qalinjibiyaaasha bach 32/33 ayagana waxaa loo sheegaya in software aydana labilaabi doono 3/11/2025 maalin isniin ah saacaduna waa 2:00 ayagana dhameystir wacan baan leeyahay

24/08/2025

Ogeysiis muhiim dhamaan Ardeyda daneeneyso barashada injineeriyadda waliba si professional ah Light College of Engineering & Technology aad Horey ugu barateen wax barasho Tayo leh waxa uu bilaabaya Class cusub Rcc 05/09/2025 hadaba horey ugaar is qorista way socota een yaa lagaa buuxin Mahadsanidiin

22/06/2025

Ogeysiis muhiim dhamaan Ardeyda daneeneyso barashada injineeriyadda waliba si professional ah Light College of Engineering & Technology aad Horey ugu barateen wax barasho Tayo leh waxa uu bilaabaya Class cusub Rcc 05/07/2025 hadaba horey ugaar is qorista way socota een yaa lagaa buuxin Mahadsanidiin

16/11/2024

Ogeysiis muhiim dhamaan injineerada daneyneesa costestimation course Light College of Engineering & Technology aad horey uga barateen wax barasho Tayo leh waxa uu bilaabaya course cusub fadlan isdiwan galinta way socotaa yaanan lagaa buuxin Mahadsanidiin

04/11/2024

Ogeysiis muhiim dhamaan injineerada waxaa la ogeysiinaya in course Especial case uu bilaabanayo 6/11/2024 arbacda saacudana waa 4:00 galabnimo Mahadsanidiin

25/10/2024

Ogeysiis muhiim dhamaan ardeyda daneeneyso courses Kan fadlan isdiwan galinta way socota ee horey uso gaar xarunta college ama lasoo xariir lanbarka hoos ku qoran Mahadsanidiin

23/10/2024

𝗔𝗹𝗹, 𝗰𝗶𝘃𝗶𝗹 𝗲𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗴𝗿𝗮𝗱𝘂𝘁𝗲
Somali Elite Structures

Dhamaan injineerada daneenaya barnaamijkan aan wali is diwan galin waqtiga is diwan galinta waa xirmi raba ee horey uso gaar xarunteena mahadsanidiin

Photos from Light College of  Engineering & Technology's post 05/09/2024

Structural classeska wee socdaan soogara ardeyda daneenesa.

30/08/2024

Asc dhamaan bahda Light College of Engineering & Technology ,
Salaan kadib waxaa idin ogeysinaya dhamaan ardeyda is diwan galisay course Rcc class cusub in uu bilaabanayo Bari 2:00 aan soo wada xaadirno thanks wada shaqeyn wacan

25/08/2024

Ogeysiis muhiim dhamaan Ardeyda daneeneyso barashada injineeriyadda waliba si professional ah Light College of Engineering & Technology aad Horey ugu barateen wax barasho Tayo leh waxa uu bilaabaya Class cusub Rcc 31/8/2024 hadaba horey ugaar is qorista way socota een yaa lagaa buuxin Mahadsanidiin

24/08/2024

Ogeysiis muhiim Dhamaan ardeyda daneeneyso barashda software's ka gaar ahan kuw real projects lagu sameeyo Light College of Engineering & Technology waxa uu bilabaya 26/8/2024 Prota structural Suits oo hadaba classka soo xaadir maalinta isniinta 2:00 pm

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


KPP Village
Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Thursday 02:00 - 18:00
Saturday 02:00 - 18:00
Sunday 02:00 - 18:00