Allow Noo barakee inta ka harsan Shacbaan Allow na Gaarsii Ramadan
Reer Al-Hikma High School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Reer Al-Hikma High School, Mogadishu.
Mideynta Dhamaan Ardayda kasoo jeeda Dugsiga Al-Hikma meel weliba ay ka joogaan Dunida, helida Kaadiriin Xambaarsan Walwalka Horumarka Ummada Soomaaliyeed, Caawinta Dadka dhibaateysan inta Suura gal ah.
Eebbow waxaan ku Su'aalanaynaa Aduunyo Kheyrkeeda iyo kan Aakhiraba.๐
04/06/2021
Jimco Wanaagsan Dhamaan Walaalaha ku Xiran
02/05/2021
Naadiga Dugsiga Sare Alxikma (NADSA) Maanta waxa uu ka Farxiyay uuna u qeybiyay Dharka Ciida 112 Caruur Agooman ah oo isugu jira Hablo iyo Inamo.
Farxad gelinta Caruurta Agoonta ah waxaa ku sugan Fadli badan, Waxaa laga soo weriyay Nebi Muhamed (N.N.K.H) in uu yiri "Jannada dhexdeeda waxaa ku yaal Guri loogu yeero Guriga Farxada Mana Geli doono qof aan Farxad gelin Agoonta Mu'miniinta"
NADSA Ma ahan markii ugu horeeyay oo ay ka qeyb qaadato Howlahaan mana noqon doonto Markii ugu dambeysay Haddii Alle idmo waxuu joogteen doona arimahaan iyo wax tarida bulshada inta suura galka ah.
Fadlan la wadaag Ahlul kheyrka kugu xiran.
ka qeyb qaado Ciidsiinta Caruurta Agoonta ah ee ku jira Qaar ka mid Xeryaha lagu xanaaneeyo Agoonta.
Howshaa ayaa waxaa u istaagay Qaar ka mid ah Ardayda Reer Al-Himka ee ku sugan Dalka iyo Dibaddaba iyo Jaamacadda Palasma.
22/05/2020
,
Eebbow Nagu Arsaaq Aragtidaada iyo Aragtida Nebigaada Mohamed (ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ) Janada Dhexdeeda.
Hadaad Caddaalad ka heli weyso Maxkamada Adduunka, Kiiskaada u daa Maxkamadda Aakhiro, Garsooraha waa Eebbe Marqaatiyaashana waa Malaa'ig.
Goormay aheyd goortii kugu dambeysay ee aad maqashay Gaal dilay Gaal kale!?
Waxa maalin waliba is laaya ee la sheego waa Muuslim dilay Muslim kale๐ญ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu