Eastern College -Somalia

Eastern College -Somalia

Share

we are fully registered by the ministry of education, culture, and higher education of Somalia.

02/06/2026

Waxaa toos u bilowday fasalada cusub ee barashada , waxaadna heli karta fasalada Subax, bacdal duhur, Bacdal Casir, khamiis iyo Jumca.
Xiligaan lajoogo wuxuu noqday furaha guusha.
Nagu soo Biir oo ka gudub caqabadaha kaa haysta ku hadalka .
0613778899/0613990707

30/05/2026

Fasalada cusub ka, kamid noqo oo kaqeyb qaado fursadaha shaqo ee 2026.
Fasalo cusub ayaa bilaaban doonaa dhowaan, Fadlan ka faa’iideyso oo la jaanqaad dunida casriga ah 2026.
0613778899/0613990707

10/05/2026

Fasalada cusub ka, kamid noqo oo kaqeyb qaado fursadaha casriga ah ee 2026.
Fasalo cusub ayaa bilawday bishaan, Fadlan ka faa’iideyso oo la jaanqaad dunida casriga ah 2026.
0613778899/0613990707

Photos from Eastern College -Somalia's post 07/05/2026

Waxaa si wanaagsan noogu bilowday fasalada cusub ee barashada luuqada .
Waxaa bilowday fasalada Kala duwan ee .
Nagu soo Biir oo ka mid noqo ardayda cusub ee dooneysa barashada oo ka gudub caqabadaha kaa heysta ku hadalka 2026.
0613778899/0613990707

Photos from Eastern College -Somalia's post 02/05/2026

Waxaa si wanaagsan noogu bilowday fasalada cusub ee barashada luuqada .
Waxaa bilowday fasalada Kala duwan ee , iyo .
Nagu soo Biir oo ka mid noqo ardayda cusub ee dooneysa barashada oo ka gudub caqabadaha kaa heysta ku hadalka 2026.
0613778899/0613990707

28/04/2026

oo
Nagu soo Biir oo kabaro luuqada macalimiin khibrad leh, manhaj wata maqal iyo muuqaal, iyo hab waxbarasho ku xiiso gelin doona.
Waxaa socota isdiiwaangelin cusub, kamid noqo ardayda cusub ee dooneysa barashada luuqada .
0613778899/0613990707

Photos from Eastern College -Somalia's post 27/04/2026

Waxaa Si wanaagsan noogu soo dhamaatay xaflada qalinjebinta dufcadii 2aad ee dhameysatay .
Barashada isticmaalka waa lagama maarmaan dunidaan casriga ah.
Nagu soo Biir oo hormari xirfadaada isticmaalka taasoo kaacaawin doonta Waxbarashada iyo shaqo helista labadaba.
0613778899/0613990707

26/04/2026

Fasalada cusub ee waxay bilaaban doonaan:
1. Full-time(Sabti- Talaado): 02/05/2026
2. Part time(Khamiis iyo Jumca): 07/05/2026.
Hadaba ka mid noqo ardayda cusub ee dooneysa barashada oo kagudub caqabadaha kaaheysta kuhadalka 2026.
0613778899/ 0613990707

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Near KM5, Soobe, Hodan
Mogadishu