27/09/2026
Ma ku hammisaa inaad wax dhisto, naqshadeyso ama aad ka qayb qaadato horumarinta magaalooyinka mustaqbalka?
Faculty of Engineering and Built Environment - SIMAD University (FEBE) waxay kuu diyaarinaysaa aqoon iyo xirfado aad ugu beddeli karto fikradahaaga xalal dhab ah.
✅️Civil Engineering
✅️Architecture
✅️City & Regional Planning
✅️Telecommunication Engineering
✅️ Electrical Engineering
Diiwaangelinta sannad-dugsiyeedka 2026–2027 waa ay furan tahay. Iska Diiwaangeli:
📍 Main Campus, Jidka Warshadaha, Muqdisho
📍 Town Campus, Zoobe, Muqdisho
👉 WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/Ho3UMgFxJNL4zGxUX85Y3e?mode=gi_t�
👉 Telegram: https://t.me/SIMADAdmissions�