Daaru Sahal Primary And Secondry School

Daaru Sahal Primary And Secondry School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaru Sahal Primary And Secondry School, School, Mogadishu.

Maalin walba waa malinta macallinka,  Maanta se waa maalin u gaar ah macalinka soomaaliyeed.Mudnaaan macalin baa leh.21/...
21/11/2025

Maalin walba waa malinta macallinka,
Maanta se waa maalin u gaar ah macalinka soomaaliyeed.
Mudnaaan macalin baa leh.
21/Nov/2025.

13/10/2025
BismillaahMaamulka , Macalimiinta,  ardayda iyo dhammaan bahda Daaru Sahal waxay hambalyo u diriyaan dhammaan ardayda so...
24/08/2025

Bismillaah
Maamulka , Macalimiinta, ardayda iyo dhammaan bahda Daaru Sahal waxay hambalyo u diriyaan dhammaan ardayda soomaliyeed ee ka gudbay Dugsiga sare. Inta hartayna waxaan ku bogadineynaa dadaalkooda walina ay u furantahy fursad kale o markle ku gudbi karaan.
Alla mahadii dhammaan way wada gudbeen ardayda daaru sahal.
Waxaan kaga mahad cilineynaa alla ka sokow waalidinta, macaliminta iyo ardayda dadaalki ay ku bixiyeen natijada maanta la helay.
Mahadsanidiin dhamman.

Hambalyo dhamaan ardayda gobolka banadir.Si gaar ah waxan hambalyo iyo bogaadin u direynaa ardayda iskulka daaru sahal o...
14/08/2025

Hambalyo dhamaan ardayda gobolka banadir.
Si gaar ah waxan hambalyo iyo bogaadin u direynaa ardayda iskulka daaru sahal oo natiijo wanagsan ka keenay imtixaanka.

Bismillaah .Waxaa maanta noo qabsoomay xafladi sogootinta F4 iyo 8aad.Allah ayaa mahad leh noo suragaliyay inay noogu so...
30/06/2025

Bismillaah .
Waxaa maanta noo qabsoomay xafladi sogootinta
F4 iyo 8aad.
Allah ayaa mahad leh noo suragaliyay inay noogu soo dhamaatay si quruxbadan.
Waxaan umahad celinaynaa dhammaan dadkii ka soo qeyb galay xaflada.
Waxaan sidokle hambalyo lennahay qalinjabiyaasha f4 iyo 8aad.
Hambalyo hambalyo hambalyo.

Waxaan farxada la qeybsaneynaa dhammaan ardayda somaliyeed ee usoo idlaaday imatixaanka qaranka.Waxaan si gaar ah ula da...
19/06/2025

Waxaan farxada la qeybsaneynaa dhammaan ardayda somaliyeed ee usoo idlaaday imatixaanka qaranka.
Waxaan si gaar ah ula dabaal dageynaa farxadana laqeysaneynaa ardaydenna Daaru sahal.
Waxaan idin rajeyneynaa dhamman natiijo wanaagsan
Guul.
Sawarrada Qaar kamid ah aradayda.

13/06/2025

Ubad keenna , Ubaxeenna.

8AAD.Natiijo wanaagsan ayaan idin rajeyneynaa  insha allah.
13/06/2025

8AAD.
Natiijo wanaagsan ayaan idin rajeyneynaa insha allah.

Ciid Saciid.
29/03/2025

Ciid Saciid.

Maalinta macalinka somaliyeed 21-November-2024.Iskuulka daaru sahal wuxu u hambalyeeyniyaa dhamaan macaliminta somaaliye...
20/11/2024

Maalinta macalinka somaliyeed 21-November-2024.
Iskuulka daaru sahal wuxu u hambalyeeyniyaa dhamaan macaliminta somaaliyeed meelkasta ay jogaan.
Macalinku waa jiheeyaha uwadka.
Barbaariyaha , hagaha uwadka.
Macalinku waa lafdhabarta bulshada.
Macalinku waa badbaadiyaha mustaqbalka uwadka.
Macalin mahadsanid.

Bismillah Waxaan farxada laqayb saneynaa dhamaan ardayda soomaliyeed ee ku baasay imtixaanka qaranka ee dugsiga sare ay ...
27/08/2024

Bismillah
Waxaan farxada laqayb saneynaa dhamaan ardayda soomaliyeed ee ku baasay imtixaanka qaranka ee dugsiga sare ay qaaday W.W.H.T. ee somaliya. kuwa harayna waxan u rajeyneynaa so kabasho wacan i.a.
Si gaar ah waxaan hambalyo leenahy guud ahaan ardayda iskuulka daaru sahal ee ku baasay imtixaank Qaranka.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252613748413

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daaru Sahal Primary And Secondry School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daaru Sahal Primary And Secondry School:

Shortcuts

Share

Category