Next Jiil Platform

Next Jiil Platform NextJiil - Hormuudka Jiilka Beri Whether using mobile devices or computers, we ensure learning is accessible and practical.

Next Jiil Platform was founded with a vision to transform the future of Somali youth by providing them access to modern, industry-relevant skills. Recognizing the importance of technology in shaping careers and communities, we set out to create a space where young people could learn, grow, and thrive in the digital age. Our platform offers hands-on training in Graphic Design, Video Editing, WordPress Website Development, Social Media Marketing, and much more, catering to both beginners and aspiring professionals. At Next Jiil Platform, we believe that every young person holds the potential to lead and innovate. By equipping them with the right tools and mentorship, we are shaping a future where Somali youth are not just participants but leaders in the global digital economy. Welcome to the futureโ€”welcome to Next Jiil.

๐ŸŽ‰ Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed ๐ŸŽ‰Maanta waa maalin farxad iyo xusuus mudan, natiijada imtixaanka dugsiga sare ee sanad-d...
24/08/2025

๐ŸŽ‰ Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed ๐ŸŽ‰

Maanta waa maalin farxad iyo xusuus mudan, natiijada imtixaanka dugsiga sare ee sanad-dugsiyeedka 2025 ayaa la shaaciyey.

๐Ÿ‘‰ Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda ku baasay imtixaanka, guushiina waa mid na farxad gelisay, waana bilow cusub oo aad ku dhisan doontaan mustaqbal ifaya. Howl iyo dadaal joogto ah ayaa idiin horseeday guushan.

๐Ÿ‘‰ Kuwa aan ku guuleysan, waxaan leenahay niyad jab ha gelin. Imtixaan kaliya ma qeexo mustaqbalkaaga, balse waa tijaabo kugu dhiirigelinaysa inaad ka xoog badato, xirfado cusub barato, oo aad mar kale ku guuleysato. Qof walba guushiisa mar buu gaaraa, adigana fursad kale ayaa kuu taalla.

Next Jiil Platform waxay ku boorinaysaa dhammaan ardayda in ay ku sii jiraan jidka aqoonta iyo halganka nolosha, sababtoo ah guusha dhabta ah waa qofka aan ka harin riyooyinkiisa. ๐Ÿš€

09/07/2025

Burcada Internetka: Wax Ka Baro Khataraha Kaaga Imaan Kara Online!

Maanta waxay internetku noqotay meel halis badan haddii aanan feejignaan.
Burcada internetka waxay adeegsadaan:
๐Ÿ”ธ Email been ah (Phishing)
๐Ÿ”ธ App/website aan la hubin
๐Ÿ”ธ Qorsheyaal ay ku dhacaan dadka xogtooda

Muuqaalkan waxaan ku sharaxeynaa:
โœ… Sida loo garto khiyaamooyinka internetka
โœ… Sida naftaada iyo xogtaada aad uga ilaalin karto
โœ… Talooyin sahlan oo badbaado leh

Next Jiil Platform waxay diiradda saareysaa wacyigelinta bulshada โ€“ la wadaag muuqaalka si qof kale u badbaado.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค!  ๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐Ÿฅณ๐Ÿ™Œ๐ŸปWaa bahda Next Jiil Platform oo idin leh Caafimaad Ku CiidaSanadkaan sanadkiisa kale Rab...
29/03/2025

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค! ๐Ÿฅณ๐Ÿ™Œ๐Ÿป
Waa bahda Next Jiil Platform oo idin leh Caafimaad Ku Ciida
Sanadkaan sanadkiisa kale Rabi hanagu gaarsiiyo Barwaaqo, Caafimaad iyo Nabadgaliyo.

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™โœจHambalyo Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Dhammaan asxaabta iyo umadda Muslimiinta, gaar aha...
28/02/2025

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! ๐ŸŒ™โœจ
Hambalyo Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Dhammaan asxaabta iyo umadda Muslimiinta, gaar ahaan walaalaha Soomaaliyeed, waxaan idiin rajeynaynaa Ramadaan wanaagsan oo kheyr, barako, iyo naxariis leh. Waa bil fursad u ah qalbiga, ruuxa, iyo camalka wanaagsan. Ha inoo noqoto mid aan isku naxariisanno, sadaqeyno, una dhawaanno Eebbe.

๐’๐ฎ๐ ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐ฒ! ๐Ÿš€ Next Jiil Platform waa timid, waxaana idin wadnaa mustaqbalka waxbarasho iyo shaqo-dhis. U...
22/02/2025

๐’๐ฎ๐ ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐ฐ๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐š๐ฒ! ๐Ÿš€ Next Jiil Platform waa timid, waxaana idin wadnaa mustaqbalka waxbarasho iyo shaqo-dhis. U diyaargarow xirfado cusub, waxbarasho casri ah, iyo fursado aan dhammaad lahayn. ๐‹๐š๐ฌ๐จ๐œ๐จโ€”๐ฐ๐š๐ฑ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š!

-

๐“๐ก๐ž ๐ฐ๐š๐ข๐ญ ๐ข๐ฌ ๐จ๐ฏ๐ž๐ซ! ๐Ÿš€ Next Jiil Platform is finally here, bringing you the future of learning and career-building. Get ready for innovative skills, modern education, and endless opportunities. ๐’๐ญ๐š๐ฒ ๐ญ๐ฎ๐ง๐ž๐โ€”๐ฌ๐จ๐ฆ๐ž๐ญ๐ก๐ข๐ง๐  ๐›๐ข๐  ๐ข๐ฌ ๐œ๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ !

๐Ÿ”” ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› & ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›! ๐Ÿš€Next Jiil Platform waa imaaday ugu dambeyn. Waxaan idiin sidnaa wax cusub oo dhalinyarada ...
19/02/2025

๐Ÿ”” ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› & ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›! ๐Ÿš€
Next Jiil Platform waa imaaday ugu dambeyn. Waxaan idiin sidnaa wax cusub oo dhalinyarada Soomaaliyeed u furi doona waddooyin horumarineed. ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฆ๐š ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ? ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐Ÿ๐ข๐ฅ๐จ!



Waan imaanay! Waa waqtigii isbeddelka! ๐Ÿš€Next Jiil Platform waxay si rasmi ah ugu imaaneysaa dhalinyarada Soomaaliyeed si...
17/02/2025

Waan imaanay! Waa waqtigii isbeddelka! ๐Ÿš€

Next Jiil Platform waxay si rasmi ah ugu imaaneysaa dhalinyarada Soomaaliyeed si ay ugu furaan albaab cusub oo horumar iyo xirfad casri ah. Waxaan u taagannahay kobcinta jiilka xiga, anagoo keenayna waxbarasho casri ah, xirfado suuqyada shaqada looga baahan yahay, iyo fursado horumarineed oo ay dhalinyaradu ku gaari karaan guul mustaqbalka fog ah.

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š & ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š! ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š๐Ÿ’ก



Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Next Jiil Platform posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share