Al-Siraaj Medical School

Al-Siraaj Medical School Al-siraaj Medical School waa school caafimaad looguna talagalay in uu hormariyo xirfadaha caafimaad ee ardeyda soomaaliyeed

09/06/2024

Bishaaro bishaaro bashaaro.
Waxaan qiimaha dhimis u sameynay 10 ka arday ee ugu horeeya oo isdiwaangelisa waxeyna helayaan discount 30%
Hadaba yaan lagaa hormarin oo lagaa buuxinin course kaan waa fursad dahabi ah.

N.B kaliya 25 arday ayaa cource ka looga talagalay.

๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ kaan waxaad baran doontaa ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ฌ๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ sida  ๐Ÿ) ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ข๐๐š ๐ฏ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐ค๐š๐Ÿ) ๐๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ง๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ข๐ง...
08/06/2024

๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ kaan waxaad baran doontaa ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ฌ๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ sida
๐Ÿ) ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ข๐๐š ๐ฏ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐ค๐š
๐Ÿ) ๐๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ง๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š
๐Ÿ‘) ๐œ๐š๐ญ๐ก๐ž๐ญ๐ž๐ซ
๐Ÿ’) ๐ฌ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž
๐Ÿ“) ๐๐† ๐ญ๐ฎ๐›๐ž
๐Ÿ”) ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ข๐ง๐ 
๐Ÿ•) ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ฅ๐ฎ๐œ๐จ๐ฌ๐ž
Gebi ahaan course ka waa practical
๐‘พ๐’‚๐’’๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’‘๐’‚๐’“๐’• ๐’•๐’Š๐’Ž๐’†
Wixii faahfaahin Ah kala xiriir what's app number:- 61 7002517

๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ kaan waxaad baran doontaa ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ฌ๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ sida  ๐Ÿ) ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ข๐๐š ๐ฏ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐ค๐š๐Ÿ) ๐๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ง๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ข๐ง...
03/05/2024

๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ kaan waxaad baran doontaa ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ ๐ฆ๐ž๐๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐ฌ๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ sida
๐Ÿ) ๐‚๐š๐›๐ข๐ซ๐ข๐๐š ๐ฏ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ฌ๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐ค๐š
๐Ÿ) ๐๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ง๐š๐ซ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š
๐Ÿ‘) ๐œ๐š๐ญ๐ก๐ž๐ญ๐ž๐ซ
๐Ÿ’) ๐ฌ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž
๐Ÿ“) ๐๐† ๐ญ๐ฎ๐›๐ž
๐Ÿ”) ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ๐ข๐ง๐ 
๐Ÿ•) ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ฅ๐ฎ๐œ๐จ๐ฌ๐ž
Gebi ahaan course ka waa practical
๐‘พ๐’‚๐’’๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’‚ ๐’‘๐’‚๐’“๐’• ๐’•๐’Š๐’Ž๐’†
Wixii faahfaahin Ah kala xiriir what's app number:- https://wa.link/07y7se ama wac 612340238/611414355

Tababarka hey'adda bisha cas(SRCS) 01 December 2022 kafaaiideydi wacan
10/11/2022

Tababarka hey'adda bisha cas(SRCS) 01 December 2022 kafaaiideydi wacan

Xiisadaan waxay bilaabatay shalay oo khamiis eheyd 29 September Waxayna bixi doontaa Part Time(khamiis iyo Jimco)2:00-3:...
30/09/2022

Xiisadaan waxay bilaabatay shalay oo khamiis eheyd 29 September
Waxayna bixi doontaa Part Time(khamiis iyo Jimco)
2:00-3:30pn.

01/10/2022 dugsiga caafimaadka Al-Siraaj waxa uu qaadanayaa  fasala cusub Full time iyo Part Time labaduda kafaa iideysi...
23/09/2022

01/10/2022 dugsiga caafimaadka Al-Siraaj waxa uu qaadanayaa fasala cusub Full time iyo Part Time labaduda kafaa iideysi haboon.

30/08/2022

Dugsiga caafimaadka waxa uu ogeysiinayaa bulshada jecel barashada caafimaadka iyo ardayda jecel sanadkan inay kubiiraan kulliyadaha caafimaadka ee jamacadaha in uu uhaayo fursada cusub.

OGEYSIIS ARDAYDA JAAMACADAHA WAXAA LA OGEYSIINAYAA IN INTA FASAXA LAGU JIRO UU BILAABAAYO DUGSIGA CAAFIMAADKA   COURSE S...
23/07/2022

OGEYSIIS
ARDAYDA JAAMACADAHA WAXAA LA OGEYSIINAYAA IN INTA FASAXA LAGU JIRO UU BILAABAAYO DUGSIGA CAAFIMAADKA COURSE SOOYIN DEGDEGA OO PRACICE AH OO MUDO GAABAN AH.

Ciid Wanaagsan.Dugsiga caafimaadka ee   waxa uu farxadda Ciida la qeybsanayaa Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhamma...
08/07/2022

Ciid Wanaagsan.
Dugsiga caafimaadka ee waxa uu farxadda Ciida la qeybsanayaa Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhamman shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan shucuubta islaamka meel kasta ey dunida ka joogaa.

Waa tababar ay bixineyso hay'adda bishacas(SRCS)
02/07/2022

Waa tababar ay bixineyso hay'adda bishacas(SRCS)

Fasalada cusub ee bishaan labilaabay.
04/06/2022

Fasalada cusub ee bishaan labilaabay.

Address

Via Alto Guiba/4-darjiino
Mogadishu
252

Telephone

+252611414355

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Siraaj Medical School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Siraaj Medical School:

Shortcuts

Share

Category