Muno Market

Muno Market

Share

Muna Market waa dukaan casri ah oo kuu keena alaabo kala duwan sida kitchen items, accessories, dhar, cadar, qurxinta guriga iyo electronic accessories.

Ujeeddadeennu waa inaan kuu fududeyno helidda alaab tayo leh oo qurux iyo raaxo ku kordhiya gurigaaga

19/07/2024

JUMA MUBARAK ALL MUSLIMS

15/07/2024

⤵️ 20:00 fiidnimo.
meet.google.com/jxq-dazp-stg
WAA MARKALE IYO FURSAD KALE

Waxaa si sharaf leh aanu kuugu macsuumnay kulankan talo bixinta ah, kaas oo uu soo jeedinayo MR. ALI MOHAMED HAMUD (Hadaf).

Waxaanu dadaal ugu jirnaa sidii ay bulshada Soomaalidu uga haqab beeli lahayd ku hadlida, fahmida, qorida iyo akhrintaba waliba si heersare ah isla xisaabtanna ku jiro.

Muddadu waa 6 bilood oo keliya.

Link-gan iska diwaan geli⤵️
https://docs.google.com/forms/d/1VOXEmj-Cel4hGnA-bzuKxjikYuEenSEPQurccBUVQcM/edit?usp=drivesdk

14/07/2024

⤵️
meet.google.com/xic-hfgu-pji

Dooda hoos ka muuqata oo ah mid aad u muhiim ah lagagana hadlayo Dhulka hooyo iyo Wadamada dibada maxaad kukala dooranaysaa; ayaa waxa ay inoo qabsoomi doontaa maalinka berri ah, 08:00 Subaxnimo.

Waxa aad ula socon kartaa si fogaan arag ah adigoo jooga goobtaada shaqo amaba gurigaaga.
Waxaa inoogu macsuuman labada Bare ee kala ah MR. Abdihafid Farhan & MR. Abdisamed Free-man

Waxaa isku soo duba riday machadka barashada luuqadaha(English) ee . DHALADKA

07/07/2024

Everyone can join in everytime.

The decision you take today determines your English language future.

"Not one day but day one"

Contact us Our Social Media Links;

Whatsapp Business-Message
https://wa.me/message/KHA3W6UKLCFVA1

04/07/2024

📢Attention, language enthusiasts! Sida DHALADKA's online language school is now accepting admissions from 5th July to 30th July. Join us for energetic and encouraging classes, where you can learn languages at your own pace, anytime, anywhere. Our dedicated instructors will support you every step of the way. Enroll now and unlock a world of linguistic possibilities from the comfort of your own home.

04/07/2024

🎤📣Attention, language enthusiasts! Sida DHALADKA's online language school is now accepting admissions from 5th July to 30th July. Join us for energetic and encouraging classes, where you can learn languages at your own pace, anytime, anywhere. Our dedicated instructors will support you every step of the way. Enroll now and unlock a world of linguistic possibilities from the comfort of your own home.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jidka Warshadaha
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00