30/07/2025
Ma tahay waalid jecel in caruurtiisu helaan waxbarasho tayo sare leh?
DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE AL F***J ALCAALAMI
wuxuu bilaabayaa diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025โ2026.
Isdiiwaangeli hadda!
Isdiwaangalintu waxay ka socotaa dugsiga oo ku yaalla Mogdisho- Yaqshid -Heegan Xaafadda Fagax
Ha seegin fursaddan! Boosasku waa kooban yihiin is qor hadda!
๐ Kala xiriir lambarrada hoos ku qoran si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.
๐ฒ 0615929266| 0615592105