Kaaliye Leadership Center

Kaaliye Leadership Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaaliye Leadership Center, Educational Research Center, Mogadishu.

Hambalyo maalinta dhallinyarada Soomaliyeed.15-May
15/05/2024

Hambalyo maalinta dhallinyarada Soomaliyeed.

15-May

Hambalyo dhamaan Shaqaale waynaha Aduunka, Gaar ahaan shaqaalaha soomaaliyeed. World Labor Day
01/05/2024

Hambalyo dhamaan Shaqaale waynaha Aduunka, Gaar ahaan shaqaalaha soomaaliyeed.

World Labor Day

21/07/2023

u milicso: Muuqaal.

31/ 12/2020 waxay Xarunta Hoggaaminta Kaaliye Leadership Qabatay. Dood-wadaag ku saabsan Hoggaaminta Ganacsiga ( Leadership in Business)
kaaliye leadership center
kaaliye leadership forum

  u milicso:  .Xarunta Hoggaaminta ee Kaaliye  13/11/2020 waxay qabatay Tababarkii ahaa  LEADERSHIP AND MANAGEMENT  kaas...
20/07/2023

u milicso: .
Xarunta Hoggaaminta ee Kaaliye 13/11/2020 waxay qabatay
Tababarkii ahaa LEADERSHIP AND MANAGEMENT kaas oo socday muddo 2 Todobaad ah. 5-13 November.
Ardeydi ka qeybgashay ayaa Gabagabadii la Gudoonsiiyay Shahaado ah.

kaaliye leadership center
kaaliye leadership forum

  u milicso: Sawiro.10/09/2020  waxay Xarunta Kaaliye  Leadership  Center (KLC) Qabatay, Madal  Aqoon isweydaarsi ah  oo...
17/07/2023

u milicso: Sawiro.

10/09/2020 waxay Xarunta Kaaliye Leadership Center (KLC) Qabatay, Madal Aqoon isweydaarsi ah oo Mowduuceedu ahaa "DOORKA UU HOGGAAMIYUHU KU LEEYAHAY BULSHADA" Kulanka Madasha oo ay Kasoo Qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada waxaa Si qoto dheer looga hadlay mowduuca kore oo muhiim u ahaa bulshada.

kaaliye leadership center
kaaliye leadership forum

20/01/2021

Hassan Mudane waxa uu hadalkaan ka jeediyay dood cilmiyeedkii LEADERSHIP IN BUSIESS oo xaruntu ay qabatay 31.12.2020

kaaliye leadership center
kaaliye leadership forum

18/01/2021

Hassan sabrie oo ah shaqsi dalka dib u maalgashtay ayaa ka sheekeynaayo markii uu damacsanaa dib inuu dalka ogusoo laabto misna maal gashto caqabadihii uu la kulmay. waxa uu hadalkaan ka jeediyay dood cilmiyeedkii LEADERSHIP IN BUSIESS oo xaruntu ay qabatay 31.12.2020
kaaliye leadership center
kaaliye leadership forum

16/01/2021

mohamoud abdalle waxa uu sharaxayaa waxyaabaha keena burburka ganacsiyada
dood cilmiyeedkii LEADERSHIP IN BUSIESS oo xaruntu ay qabatay 31.12.2020

kaaliye leadership center
kaaliye leadership forum

12/01/2021

Khadar Ali Abdi Ladane
Oo ka mid ah HOWL-WADEENADA kaaliye leadership oo qudbad Ku saabsan Hormarinta business companies ka jeediyay Dood-cilmiyeedkii LEADERSHIP IN BUSSINES oo xaruntu ay qabatay. 31.12.2020

Kaaliye Leadership Center
Kaaliye Leadership forum

11/01/2021

PROF. Abdullahi sheikh Ali Qaloocow
Dood-cilmiyeedkii LEADERSHIP IN BUSSINES oo xaruntu ay qabatay. 31.12.2020
Kaaliye Leadership Center
Kaaliye Leadership forum

Address

Mogadishu

Telephone

+252614958999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaliye Leadership Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share