๐ถ๐๐๐๐๐๐๐ โฆ ๐ญ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐, kadib codsi nooga yimid Dhalinta shaqa la`aanta ah ee jaamacadaha kaqalinjabisay ilaa 2020 ee aan shaqa heelin wali misna bartay xirfado shaqo lkn aan maalgalin heesan. Fadlan waa fariin ku socoto ee gaarsii asxaabtaada kale, Koox dhalinyara Aqoon-yahano ah ayaa, go`aan saday inay cabasho shaqo la`aan ah u gudbiyaan hey`adaha dalka, ganacsatada iyo dowladaba.
Ujeedka ayaa ah in cod mideesan ay ku hadlaan, fariintoodana gaarsiiyaan madaxda dalka iyo cid walba oo ay quseyso.
Dhalinta qaar waxa ay lakulmeen dhibaatooyin kala duwan sida,
1- ๐น๐๐๐ข๐ข๐
2- ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
3- ๐ธ๐๐ฅ ๐๐ฆ๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐
4- ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐
5- Waxa ayna dalbanayaan wax yaalaha so socda:
1- ๐โ๐๐๐๐๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐-๐๐๐ ๐โ ๐โ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐ค๐๐๐ ๐๐ข๐๐ ๐๐โ๐ ๐ โ๐๐๐ โ๐๐๐๐.
2- ๐น๐ข๐๐ ๐๐๐ ๐ โ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐โ๐๐ฆ ๐๐๐๐๐ ๐ก๐๐๐ก๐๐๐.
3- ๐โ๐๐๐ ๐๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐โ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐ฆ ๐ ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ ๐โ ๐ข๐๐ข ๐ โ๐๐๐๐ฆ๐ ๐ก๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ข๐๐ 2-5 ๐ ๐๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐ ๐ค๐๐ฅ ๐ โ๐ข๐๐ข๐ข๐ ๐โ ๐๐ข ๐ฅ๐๐๐๐๐๐.
4- ๐ผ๐ ๐๐๐ค๐๐๐๐ข ๐๐ฆ ๐โ๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐ข ๐๐๐ข๐ข๐๐ก๐ ๐๐ข๐๐ ๐๐๐ ๐ โ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฆ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฆ๐ ๐ก๐๐๐.
๐ญ๐๐
๐๐๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
https://chat.whatsapp.com/Fkli7B4beiW189I3SkPtR7
Machdka Tabarada ee Yali
Machadka yali - is a powerhouse for Somalia's future leaders. It equips young Somalis (18-30) with the skills and connections they need to thrive.
Ogeysiis โฆ Fursad shaqo abuur oo qaali ah, kadib codsi nooga yimid Dhalinta shaqa la`aanta ah ee jaamacadaha kaqalinjabisay 2020-2024 ee aan shaqa heelin wali misna bartay xirfado shaqo lkn aan maalgalin heesan. Fadlan waa fariin ku socoto ee gaarsii asxaabtaada kale, Koox dhalinyara Aqoon-yahano ah ayaa, go`aan saday inay cabasho shaqo la`aan ah u gudbiyaan hey`adaha dalka, ganacsatada iyo dowladaba.
Ujeedka ayaa ah in cod mideesan ay ku hadlaan, fariintoodana gaarsiiyaan madaxda dalka iyo cid walba oo ay quseyso.
Dhalinta qaar waxa ay lakulmeen dhibaatooyin kala duwan sida,
1- Faquuq
2- Qabyaaladeesi
3- Eex iyo Musuq maasuq
4- Nin jecleesi
Waxa ayna dalbanayaan wax yaalaha so socda:
1- Shaqaaleysiin si deg-deg ah dhalinta aan wali fursdaha shaqo helin.
2- Fursado shaqo oo loo simanyahay loona tartamo.
3- Shaqo abuur maaligalineed si dhalinta ay si iskood ah ugu shaqeystaan soona celiyaan lacagtaas mudo 2-5 sano iyada oo aysan wax shuruud ah ku xirneen.
4- In dowladu ay dhalintaan u abuurto fursado shaqo oo ay ka faaideystaan.
Fadlan hadii aad fikaradaan taageersantahay gaarsii asxaabtaada kunasoo biir groupkaan.
18/10/2024
Asc, asxaabta sharafta leh waxaan idin soo wadnaa war aad ku faraxdaan oo runti aad u qiima badan.
Asc
20/09/2024
Ubaxii dalka| Marunbaa mise waa been???
Asc, akhyaarta iwrma seetihiin ayaantaan ismaan arag xogaa.
Good Morning!!!
26/08/2024
Grand Opening new branch in Odweyne village, Dhawaan filo | 2024.
25/08/2024
๐ข๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ - ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ - ๐ข๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ, waxaa dhamaan xirfadleeyda macalinimiinta ah, la ogeysinayaa in maamulka machadka (๐๐๐๐) uu rabo inuu farac cusub kafuro ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ง๐ข๐ข๐ฅ๐, fadlan hadii aad daneyneyso waxaad helikartaa fursad aad oga qeybgali kartid oo aad kudarsan karto $5๐ - $๐๐๐ qaab ๐บ๐๐๐๐/๐๐๐๐๐ ๐๐ adiga oo islamarkaana shaqeenaya, Waxaana loo baahan yahay ๐ด๐๐๐๐๐, ๐ด๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ iyo ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐๐ xirfadleh oo shaqeeyndoona ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐.
Waxaa loo baahan yahay xirfadlayaashaan oo leh aqoon kufilan oo ay ku soosaaraan ardayda mudo 2-6 bilood ah,
1 ๐ด๐๐๐๐๐
2- ๐ด๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
3- ๐ด๐๐๐๐๐๐ - ๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐๐
4- ๐ด๐๐๐๐๐๐ - ๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐
5- ๐ด๐๐๐๐๐๐ - ๐บ๐๐๐๐๐๐๐
๐
6- ๐ด๐๐๐๐๐๐ - ๐ฏ๐๐๐๐๐๐๐๐
7- ๐ด๐๐๐๐๐๐ - ๐ฌ๐๐๐๐๐๐
8- ๐ด๐๐๐๐๐๐ - ๐ป๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐
๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ 8 ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐.
๐๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐๐ต๐๐ฟ๐๐๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ, ๐๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐น๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป - ๐ช๐ต๐ฎ๐๐๐ฎ๐ฝ๐ฝ ๐ฌ๐ฒ๐ญ๐ฏ๐ฌ๐ฌ๐ต๐ฎ๐ด๐ฎ.
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐!
Asc, waxaa duruusta si toos ah ugu bilaabatay aradydii lasoo aqbalay? alx
19/08/2024
Fadlan halaga faaideysto dhamaan fursadahaan ayaa jira, runta machadka YALI waxaa uu idin kugu deeqay fursadaan ah inaad dhamaan aaplygareenkartaan scholarshipiskaan caalamiga ah, Scholarships oo dhan iyo linkiyadooda
1- https://www.oneyoungworld.com/ One young world
2-https://www.mandelawashingtonfellowship.org/ mandella washington fellowship USA EXCHANGE PROGRAM
3-https://www.yalieastafrica.org/ # Yali east africa
4-https://www.au-pau.org/submission/ pan african scholarship
5-https://www.chevening.org/ chevening
6-https://www.so.uwc.org/ United world college - somalia
7-https://www.somaliland.uwc.org/ United world college - somaliland
8-https://www.kdischool.ac.kr/ KDI south korea
9-http://www.niied.go.kr/user/nd35203.do Gks south korea
10-https://www.irishaidfellowships.ie/strands/ireland-fellows-programme-africa ireland fellowship
11-https://l.uskudaruniversitesi.edu.tr/int/uu/?utm_source=googleads&utm_term=fall2024&utm_content=search&gad_source=5&gclid=EAIaIQobChMIu6frg-HehwMVu5uDBx2GbQC3EAAYAiAAEgJH9_D_BwE Bulsari turkey scholarship
12- https://www2.daad.de/deutschland/stipendium/datenbank/en/21148-scholarship-database/ DAAD scholarship
13- https://mastercardfdn.org/all/scholars/ Mastercard scholarship program.
14-https://www.movedemocracy.org/strengthening-democratic-leadership/hurford-youth-fellowship Hurfod fellow program-USA
15-https://exchanges.state.gov/non-us/program/international-visitor-leadership-program-ivlp IVLP USA EXCHANGE PROGRAM
Mastercard Foundation Scholars Program - Mastercard Foundation The Mastercard Foundation Scholars Program is developing Africaโs next generation of leaders using education as the catalyst for social and economic change.
Asc, Subax wanaagsan asxaabta meelkasta oo aad jogtaan waan idin salaamay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hodon District Street 2
Mogadishu
1232