Machadka SOHDI

Machadka SOHDI

Share

SOHDI Institute is a professional training institute with it’s headquarter located on Talex Hodan

17/05/2026

Machadka sohdi waxa uubixinayaa siminar Ku saabsan sida loo sameeyo suu qayn asri ah kaa oo second doona 2maalloo casharo muhiim ahan lagu bixindoono hadaba wixii faahfaahin ah kala xirri 612223835

08/04/2026

Diiwaangelin furan!

Ma rabtaa inaad noqoto Full Stack Developer xirfad sare leh? Fursad weyn ayaa kuu furan!

Waxaan kuu soo diyaarinay MERN Stack Course (MongoDB, Express, React, Node.js) oo aad ku baran doonto sida loo dhiso web applications casri ah oo dhammaystiran
Waxyaabaha aad baran doonto:
✅ HTML, CSS & JavaScript (ES6+)
✅ React.js (Hooks, Routing, APIs)
✅ Node.js & Express.js (Backend Development)
✅ MongoDB & Database Design
✅ Tailwind CSS (UI Design casri ah)
✅ Figma (UI/UX Design)
✅ Git & GitHub (Version Control & Collaboration)
✅ NPM (Package Management)
✅ Authentication System (Login/Register)
✅ Deployment (Vercel / Netlify)

31/03/2026

FULL STACK MERN COURSE
📢 Diiwaangelin furan!

Ma rabtaa inaad noqoto Full Stack Developer xirfad sare leh? Fursad weyn ayaa kuu furan!

Waxaan kuu soo diyaarinay MERN Stack Course (MongoDB, Express, React, Node.js) oo aad ku baran doonto sida loo dhiso web applications casri ah oo dhammaystiran
Waxyaabaha aad baran doonto:
✅ HTML, CSS & JavaScript (ES6+)
✅ React.js (Hooks, Routing, APIs)
✅ Node.js & Express.js (Backend Development)
✅ MongoDB & Database Design
✅ Tailwind CSS (UI Design casri ah)
✅ Figma (UI/UX Design)
✅ Git & GitHub (Version Control & Collaboration)
✅ NPM (Package Management)
✅ Authentication System (Login/Register)
✅ Deployment (Vercel / Netlify)

Machadka SOHDI SOHDI Institute is a professional training institute with it’s headquarter located on Talex Hodan

Photos from Machadka SOHDI's post 13/12/2025

Machadka sohdi waxa uu bilaabayaa fasalo cusub oo ah barashada computer software.ka galin h**e iyo galin danbe hadaba faahfaahinta kala xiriir 0616661312 ama 612223836

Photos from Machadka SOHDI's post 02/10/2025

Machdaka sohdi waxa uu bilaabayaa fasalo cusub oo full time ah iyo part time kuwaas oo lagu baranaayo xirfada computer software.ka iyo programs kale oo kal duwan sida diplomoyin hadaba wixii faah faahin ah nagala soo xirii 0615534716 ama 0612223836

Photos from Machadka SOHDI's post 23/06/2025

Machadka barashada computers.ka ee SOHDI waxa uu idiin diyaariyay fasalo cusub subax iyo galab iyo diplomayinka kala duwan sida information technology .Project management. Public speaking.journalism and media waxi faahfaahin ah naga soo wac 0615534716/0612223836

Photos from Machadka SOHDI's post 17/06/2025

Wargelin
Dhamaan dadka danaynaaya barashada xirfada computer.software.ka waxa uu machadka sohdi siinayaa fursad qiimo dhimis loogu sameeynayo gaar ahaan ardayda jaamacadaha.iyo ardayda ka qalin jabisay secondary school a.ka hadaba wixii faahfaahin ah wac 0615534716/0612223836 mahadsanidiin

Photos from Machadka SOHDI's post 07/06/2025

Machadka barashada computer-ka ee # sohdi # waxa uu bilaabayaa fasalo cusub galin h**e iyo galin danbe OO lagu baranayo computer software iyo programsyo kale waxii faahfaahin ah nala soo xirrr 0615534716 ama 0612223836

Photos from Machadka SOHDI's post 03/04/2025

ee barashada computers.ka waxa uu bilaabayaa fasalo cusub oo leh galin h**e iyo galin danbe kuwaa oo socon doona mudo 3bilood ah wixii fahfaahin ah kala xiriir 0615534716 ama 0612223836

Photos from Machadka SOHDI's post 20/01/2025

# dhamaan ardayda ay u dhamaatay course.kii 3bilood ee barashada computer software.ka iyo hardware.ka

Photos from Machadka SOHDI's post 31/12/2024

Machadka waxa uu bilaabayaa fasalo cusub oo lagu baranaayo # #. . # ama #.iyo softwares.kale oo farabadan hadaba wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir 0615534716 ama 0612223836

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hodan District Talex
Mogadishu
252