24/04/2025
Macalimiinta ka tirsan qeybta Ingiriisiga ee Foundation & Language Institute (FLI) ee Jaamacadda City University of Mogadishu ayaa ka qaybgalay tababbar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa "Qiimeynta Hufan ee Waxbarashada Ardayda" (๐๐๐๐ต๐ฒ๐ป๐๐ถ๐ฐ ๐๐๐๐ฒ๐๐๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐ผ๐ณ ๐ฆ๐๐๐ฑ๐ฒ๐ป๐ ๐๐ฒ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ถ๐ป๐ด).
Tababbarkan oo diiradda lagu saaray sidii kor loogu qaadi lahaa tayada qiimeynta ardayda, Una saleysnaandoonto, waxaa soo jeediyay Tababbarkaan Guddoomiyaha Jaamacadda,๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ. ๐๐ฟ. ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐. ๐๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ฒ.
Ujeedada tababbarku waxay ahayd in la xoojiyo awoodda macalimiinta ee la xiriirta qiimeynta wax-ku-oolka ah, taasoo kaalin weyn ka qaadan doonta horumarinta habka waxbarasho ee ardayda.
Jaamacadda City University ayaa mar walba hormuud u ah dadaallada lagu tayeynayo waxbarashada sare ee dalka, iyada oo la jaanqaadaysa isbeddellada casriga ah ee dhinaca baridda iyo barashada.