Al Haramain primary and secondary school

Al Haramain primary and secondary school Welcome to Al Haramain school

Waxaa nasoo gaaray geerida  HOOYO MARYAN CABDULLAAHI MAXAMED oo kamid ahayd waalidiinta Dugsiga Al‑Xaramayn KPP.Anaga oo...
09/05/2026

Waxaa nasoo gaaray geerida HOOYO MARYAN CABDULLAAHI MAXAMED oo kamid ahayd waalidiinta Dugsiga Al‑Xaramayn KPP.

Anaga oo ah bahda Dugsiga Al-Xaramayn KPP, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo bulshada ay ka baxday Hooyo Maryan. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo, ehelka iyo qoyskeedana samir iyo iimaan ka siiyo.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Imtixaan bileedkii ugu dambeeyay ee sanad dugsiyeedka 2025-2026
08/04/2026

Imtixaan bileedkii ugu dambeeyay ee sanad dugsiyeedka 2025-2026

DUGSIGA WAXA UU U HAMBALYEYNAYA USTAAD Mohamed Mohamud Gaabow OO MAANTA SOO AFMEERAY SHAHAADADII HEERKA LABAAD HAMBALYO ...
29/03/2026

DUGSIGA WAXA UU U HAMBALYEYNAYA
USTAAD Mohamed Mohamud Gaabow OO MAANTA SOO AFMEERAY SHAHAADADII HEERKA LABAAD
HAMBALYO USTAAD

Sxbka aad isku fasalka aheydeen waliba aadka kuugu dhawaa Usheeg inaad u xiistayRamadan Mubaarak
06/03/2026

Sxbka aad isku fasalka aheydeen waliba aadka kuugu dhawaa
Usheeg inaad u xiistay
Ramadan Mubaarak

Ramadaan Mubaarak
25/02/2026

Ramadaan Mubaarak

Booqashadii Hawl-wadeennada Appka Mocalim platform
08/02/2026

Booqashadii Hawl-wadeennada Appka
Mocalim platform

25/01/2026

Fadlan Hubi oo raac hab raaca lagu siiyay

14/01/2026

14 January ------- 30 January, Dugsiga waa fasax

Ardayda Dugsiga Al-xaramayn oo imtixaanka Dhexe ee Sannad dugsiyeedka 2025/2026 ow umaraayo heergaban gabo ah. 📚🖊️
13/01/2026

Ardayda Dugsiga Al-xaramayn oo imtixaanka Dhexe ee Sannad dugsiyeedka 2025/2026 ow umaraayo heergaban gabo ah. 📚🖊️

Is diyaar fadlan moobeelkana kurid boorsada
04/01/2026

Is diyaar fadlan moobeelkana kurid boorsada

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Telephone

+252619606159

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Haramain primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category