Jaamacadda Mustaqbal

Jaamacadda Mustaqbal MU is a private Non-profit organization founded in 2013. We offer the best health science education.

Mustaqbal University (MU) a pioneer none profit private university registered with the Ministry of Education of Somalia started in 2012 by dynamic young Somali professionals from various backgrounds to contribute towards socioeconomic development of the nation through innovation and research. MU was started as a College of Health Sciences offering diploma and certificate courses and later registered in 2013 with Ministry of Education as Mustaqbal University.

TACSI ﴿ إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴾Dhammaan bahweynta Jaamacadda Mustaqbal maamulka, macallimiinta iyo...
26/09/2026

TACSI
﴿ إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴾
Dhammaan bahweynta Jaamacadda Mustaqbal maamulka, macallimiinta iyo ardayda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuum AHMED HASSAN ABUKAR oo maanta ku geeriyooday Muqdisho.
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa hawlwadeennada Jaamacadda Mustaqbal.
waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannatu Fardowsa ka waraabiyo, kitaabkiisana uu midigta kasiiyo.

🎓 𝐃𝐄𝐄𝐐 𝐖𝐀𝐗𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 – 𝐉𝐀𝐀𝐌𝐀𝐂𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋Ma doonaysaa inaad hesho fursad waxbarasho oo tayo leh? 🎓✨𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 w...
20/09/2026

🎓 𝐃𝐄𝐄𝐐 𝐖𝐀𝐗𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 – 𝐉𝐀𝐀𝐌𝐀𝐂𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐐𝐁𝐀𝐋

Ma doonaysaa inaad hesho fursad waxbarasho oo tayo leh? 🎓✨

𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 waxay kuu soo bandhigaysaa fursad Deeq Waxbarasho oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay sii wataan waxbarashada heerka Jaamacadeed.

📢 𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧-𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔–𝟐𝟎𝟐𝟕 𝐰𝐚𝐚 𝐅𝐔𝐑𝐀𝐍 𝐘𝐀𝐇𝐀𝐘!

fadlan buuxi linkigan
https://forms.gle/oJ6uttSuWhnnkU7f9

DIIWAANGELINTU WAA SOCOTAA!Xarunta Weyn ee Jaamacadda Mustaqbal waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta ardayda c...
19/09/2026

DIIWAANGELINTU WAA SOCOTAA!

Xarunta Weyn ee Jaamacadda Mustaqbal waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026/2027.

✨ Ku soo biir Mustaqbal University — halka mustaqbalkaaga waxbarasho ka bilaabmo!

Hambalyo Mr AHMED HASSAN ABUKAR (Alrabbaani) oo loo magacaabay Hormuudka kuliyadda shareecada iyo darasaadka islaamkaWax...
16/09/2026

Hambalyo Mr AHMED HASSAN ABUKAR (Alrabbaani) oo loo magacaabay Hormuudka kuliyadda shareecada iyo darasaadka islaamka

Waxaan u rajeynaynaa inuu Eebbe ku garab galo mas'uuliyaddan cusub ee loo magacaabay.

Hambalyo markale!

Hambalyo Ustaad Mohamed Dahir Olad oo loo magacaabay Agaasimaha Xafiiska Arrimaha Ardayda.Waxaan u rajeynaynaa inuu Eebb...
15/09/2026

Hambalyo Ustaad Mohamed Dahir Olad oo loo magacaabay Agaasimaha Xafiiska Arrimaha Ardayda.

Waxaan u rajeynaynaa inuu Eebbe ku garab galo mas'uuliyaddan cusub ee loo magacaabay.

Hambalyo markale!

15/09/2026

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐚𝐫 𝐉𝐚𝐣𝐚𝐛 Mudane 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐣𝐢𝐦𝐜𝐚𝐥𝐞 𝐀𝐟𝐫𝐚𝐡 ayaa mahadcelin iyo bogaadin u jeediyay 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥, isagoo uga mahadceliyay 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 ee ay Jaamacaddu guddoonsiisay Dadka ku nool degmada.

Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah u bogaadiyay doorka Jaamacadda Mustaqbal ee taageeridda waxbarashada iyo abuurista fursado waxbarasho oo wax ku ool u ah bulshada.

Jaamacadda Mustaqbal — Maanta Waxbaro, Berri Hoggaami.

MAHADCELIN IYO BOGAADINGuddoomiyaha Degmada Xamar Jajab, Mudane Abdirahman Jama Afrah, ayaa si weyn ugu mahadceliyay Maa...
14/09/2026

MAHADCELIN IYO BOGAADIN

Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab, Mudane Abdirahman Jama Afrah, ayaa si weyn ugu mahadceliyay Maamulka Jaamacadda Mustaqbal deeqda waxbarasho ee Jaamacaddu ugu deeqday shaqaalaha Degmada, carruurtooda iyo xaasaskooda.

Guddoomiyuhu wuxuu bogaadiyay kaalinta muhiimka ah ee Jaamacadda Mustaqbal ay ka qaadanayso taageeridda waxbarashada, horumarinta bulshada iyo abuurista fursado waxbarasho oo tayo leh.

Mustaqbal University
Place to Learn, Chance to Grow

𝗔 𝗡𝗲𝘄 𝗝𝗼𝘂𝗿𝗻𝗲𝘆 𝗕𝗲𝗴𝗶𝗻𝘀!Mustaqbal University is excited to welcome our students to a new academic journey. May the 2026–202...
12/09/2026

𝗔 𝗡𝗲𝘄 𝗝𝗼𝘂𝗿𝗻𝗲𝘆 𝗕𝗲𝗴𝗶𝗻𝘀!

Mustaqbal University is excited to welcome our students to a new academic journey. May the 2026–2027 Academic Year be filled with knowledge, ambition, and achievement.

📅 September 19, 2026

Malintii 2aad waxan ka qeybgalnay 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐇𝐈𝐆𝐇𝐄𝐑 𝐄𝐃𝐔𝐂𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍 𝐄𝐗𝐏𝐎 𝟐𝟎𝟐𝟔, oo ay isugu yimaadeen Jaamacadaha dalka iyo hay’ad...
10/09/2026

Malintii 2aad waxan ka qeybgalnay 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐇𝐈𝐆𝐇𝐄𝐑 𝐄𝐃𝐔𝐂𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍 𝐄𝐗𝐏𝐎 𝟐𝟎𝟐𝟔, oo ay isugu yimaadeen Jaamacadaha dalka iyo hay’adaha kala duwan ee waxbarashada sare.
Waxaan fursad gaar ah u helnay inaan ardayda Soomaaliyeed la wadaagno fursadaha waxbarasho, kulliyadaha iyo barnaamijyada tacliimeed ee ay bixiso 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲,
Mustaqbal University — Place to Learn, Chance to Grow. 🎓




10/09/2026

Waxaa sharaf noo ahayd in Ustaad Muse Hassan Ahmed-Kadle, Secretary General of the Somali National Association of the Deaf (SONAD), uu booqdo booth-ka Jaamacadda Mustaqbal ee Somali Higher Education Expo 2026.

Ustaad Muse ayaa halkaas kalmad ka jeediyay, isagoo bogaadiyay ka-qaybgalka iyo doorka Jaamacadda Mustaqbal ee bandhiggan waxbarasho ee heer qaran.

Mustaqbal University — Place to Learn, Chance to Grow. 🎓🇸🇴





Address

Wadada Digfeer, Dhismihii Hore Ee Isbitaalka Masaarida, Hodon District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252615522011

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaamacadda Mustaqbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Jaamacadda Mustaqbal:

Shortcuts

Share