28/07/2022
Waxaan hambalyo u direynaa ardayda fasalka 8-aad iyo waalidiintooda, ardaydaas oo dhammaantood kuwada baasay imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad, sanad-dugsiyeedka 2021-2022.
Waxaa kaloo xusid in uusan jirin arday ka haray ardayda Dugsiga tayo ee fasalka 8aad, tan iyo markii uu gobolka banaadir bilaabay inuu imtixaanka shahaadiga qaado.
HAMBALYO HAMBALYO