Machadka Barashada Luuqadda Carabiga Ee Al-Axlaam

Machadka Barashada Luuqadda Carabiga Ee Al-Axlaam

Share

Machadka Al Axlaam Online Waa Machad Lagu Barto Luuqadda Carabiga Hab Online Ah. Si Dhib Yari Ah Ugu

17/02/2026

Ramadaan Mubarak
Allaah Naga Dhigo Kuwii Nabad Ku Dhameysta

30/12/2025

Machadka Al-Axlaam Waxa uu Soo kordhiyay Barnaamij Kor Loogu Qaadayo Fahamka Ardada Oo aan ugu magac darnay U Beddel Weertaan Soomaali!!
__________________________________________
Luuqadda Carabiga waa hayaankaada Horumar Ee Adduun Iyo Aakhiro!!
Macalimiinta Machadka Al-Axlaam ayaa U Taagan Xilli waliba in ay garab kugu siiyaan Barashada Luuqadda Carabiga!!
Machadka Oo lagu yaqaano Waxbarasho tayeysan waxa uu qaadanayaa ardo Cusub Oo isugu jirta:
●●●Arday bilow ah.. oona aad looga dhisi doono Ereyada Luuqadda carabiga!!
●●●●Arday Dhex-dhexaad ah oo xoogga La Saari Doono ku hadalka Iyo Qawaacidda Luuqadda Carabiga.......

Baro Luuqadda Carabiga Adiga oo jooga Hooygaada Dal Iyo Dibad-ba .
Kana Baro Hooyga Cilmiga Iyo Aqoonta Ee Al-Axlaam..

Waxaana kugu diyaarsan Macalimiin Takhasus ah iyo Manhaj Tayeysan!!

Machadku Waa Al-Axlaam Lagasoo bilaabo 2020 ilaa iyo Maanta waxa uu ka shaqeynayaa Horumarinta Iyo Kor U qaadista Fahamka Dhalinta Soomaaliyeed. !!
Wixii Faahfaahin ah kala Xiriir :
+252613566451 / +252616057845

19/11/2025

◇◇Maku dhiban Tahay Afka Carabiga ?
◇◇Makugu Adagthay Maaddada Carabiga Iyo Tarbiyada ??
◇◇ Hadda Baro Oo Ku Hadal !!
waxaa aan kuu diyaarinay barnaamij kaa caawinaya arintaas oo ay h**e uga faaideysteen dad badan oo adiga kaa liitay Haddana Noqday Kuwa Isku Filan !!

100 Arday Oo Si Bilaash Wax ku baraneysa ayaan Qaadaneynaa !!
Afka Carabigu Waa Muhiim Ogow !!

Nagu soo biir maanta oo hel Waxbarasho tayeysan Oo Leh Kormeer Joogto ah !!

Nagala soco goor waliba:

+252613566451 // +252616057845

11/09/2025

اختر الإجابة الصحيحة فقط فيما يأتي :
كتب الطالب الدّرس . اعرب كلمة الدّرس..
__________________________________________
Machadka Al-Axlaam waxa uu idiin Hayaa
Fursad Qaali ah !!
Waxa aan qaadaneynaa Markii Ugu h**eysay 100 Arday oo si bilaash ah aan ku bari doon-no Afka Carabiga!!

Machadka Al-Axlaam Adiga ayuu kuu yimid!!

Dhallinyaradeen-na ayuuna Taageeraa!!

Barashadana Afka Carabigana waa Muhiim ha iloobin!!

Faahfaahin kala xiriir whatsappka:
+252613566451 // +252616057845

28/08/2025

◇◇Maku dhiban Tahay Afka Carabiga ?
◇◇Makugu Adagthay Maaddada Carabiga Iyo Tarbiyada ??
◇◇ Hadda Baro Oo Ku Hadal !!
waxaa aan kuu diyaarinay barnaamij kaa caawinaya arintaas oo ay h**e uga faaideysteen dad badan oo adiga kaa liitay Haddana Noqday Kuwa Isku Filan !!

100 Arday Oo Si Bilaash Wax ku baraneysa ayaan Qaadaneynaa !!
Afka Carabigu Waa Muhiim Ogow !!

Nagu soo biir maanta oo hel Waxbarasho tayeysan Oo Leh Kormeer Joogto ah !!

Nagala soo xiriir goor waliba:

+252613566451 // +252616057845

19/08/2025

🫸Sidee ku baran kartaa Luuqadda Carabiga ??

Barashada Luuqadda Carabiga waa hawl aad u wanaagsan , Maxaa yeelay waa luuqadda uu ku qoran-yahay Qur'aanka Iyo Sunnada Nabiga N.N.K.H.
Waa Luuqad Qani ku ah dhanka Ereyada, Qawaacidda Iyo Taariikhda.

Waxa aan kuusoo Gudbinayaa Tallooyin aad ku baran karto Luuqadda Carabiga :

1 - Daacad hakaa ahaato :
Wax aadan Daacad u ahayn ma baran kartid mana ahan mid macquul ah ee ku dadaal in aad Noqotid Daacad , Jecel barashada Afka Carabiga!!

2 - Allaah Dartii u baro:
Camal aan Alle Dartii loo qaban meel ma gaarayo !!
Ee Camalkaaga Ka Dhig Mid aad ku rajeyneyso in Alle ku Raali gelisid!!

3 - Noqo Qof Dadaal badan :
Dadaalka ayaa lagu gaaraa Guul Waliba, ee adigu Dadaal hakaa go'naato!!

4 - Ku Dadaal :
■Akhriska ■Ku Hadalka ■Dhageysiga ■ Iyo Qoraalka Carabiga Inaad Joogteyso!!

5 - Ku dadaal Akhrinta Qur'aanka:
Waa halka ugu muhiimsan aad ka kororsan karto Ereyo Badan oo aad u xeel dheer !!

6 - Dhageyso Wararka ku baxa Af-ka Carabiga!!

7 - Samir Iyo Joogteyn Yeelo !!

8 - ku hadal : ugu yaraan 30 Daqiiqo!! Inta aad baratay Joogtee inaad ku hadasho.

9 : Sameyso Jadwal waxbarasho:
Joogtee oo noqo qof Leh Jadwal Maalinle ah!!

10 - Ku Biir Machad Aad ka barato :

Machadka Al-Axlaam ayaana Arrintaas kuu suuragelinaayo !!

Kusii Bishaareyso Machadka Waxa uu Qaadanayaa 100 Arday Oo Luuqadda Carabiga Si Bilaash ah ku baran Doona !!

Haa , Waad baran kartaa Luuqadda Carabiga Waana Fududahay, Ee Hadda Iska Diiwaan Geli Whatsappyada Hoose:

+252613566451 /// +252616057845

16/08/2025

Machadka Al-Axlaam
Waxa uu qaadanayaa Arday Cusub
Oo ku baran Doona Luuqadda carabiga!!

Fursaddu waa ka faaideysi ee ha iska dayacin!!

Wixii Faahfaahin kala xiriir whatsappka :
+252613566451 // +252616057845

14/08/2025

🚀 Af-Carabi bilaash ku baro? Haa, waa run!

Machadka Al-Axlaam wuxuu furay albaabkii ugu weynaa ee waxbarasho — waxaan qaadaneynaa 100 qof si bilaash ah u baran doona Afka Carabiga!

🎯 Waxaad heli doontaa:

Casharro fudud oo fahamkoodu degdeg yahay

Macallimiin Khibrad leh

Fursaddu waa kooban… cidii horreysa ayaa Nasiibku Saacidi Doonaa I.A !
Afka Carabiga baro maanta, berri ayaad ka mahadcelin doontaa.

📞 La soo xiriir hadda:
+252 613 566 451
+252 616 057 845

13/08/2025

الجملة الاسمية لها ركنان أساسيان ، اذكرهما؟
________________________________________________
Machadka Al-Axlaam waxa uu idiin Hayaa
Fursad Qaali ah !!
Waxa aan qaadaneynaa Markii Ugu h**eysay 100 Arday oo si bilaash ah aan ku bari doon-no Afka Carabiga!!

Machadka Al-Axlaam Adiga ayuu kuu yimid!!

Dhallinyaradeen-na ayuuna Taageeraa!!

Barashadana Afka Carabigana waa Muhiim ha iloobin!!

Faahfaahin kala xiriir whatsappka:
+252613566451 // +252616057845

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu