Kaabe Institute of Professional Studies

Kaabe Institute of Professional Studies

Share

KAABE is the leading professional schools in Somalia

07/09/2025

Tirsi-taariikheedka waxbarashada dalka

24/11/2024

Aqoonsi ku saabsan Nebi Muxamed SCW

20/11/2024

قُم لِلمُعَلِّمِ وَفِّهِ التَبْجِيْلًا … كادَ المُعَلِّمُ أَن يَكونَ رَسُوْلًا
Waxaan Hambalyo leenahay dhammaan bareyaasha Soomaaliyeed gaar ahaan macallimiinta iskuulka KAABE munaasabada maalinta awgeed waxaa jiri doonaa hadiyado ay ardaydu gudoonsiin doonnaan macalimiinta iskuulka.

01/11/2024
27/08/2024

Qishku waa dilaayga mustaqbalka ardayda ee ku dedaala aqriska iyo qoraalka casharada. Oo jedwal usameeyso safarkaaga ardaydnimo.
Hubaal waad guuleeysan doontaa.

25/08/2024

Wake up Africa and go learning....... instead of fight

17/08/2024

Guul baan u rajeyneynaa dhammaan ardayda sugaya natiijada iyo ardayda iskuulkaba
Waxaan leenahay allaha kadhigo mid aadku faraxdaan insha allah.

20/07/2024

Allaha unaxariisto Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daud oo ku magac dheeraa Sh. oo ahaa Caalim weyn oo diinta bara. Si weyna looga yaqaan geeska Afrika Ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada kaaraan

Sheekha waxa uu ku dhashay ceeldheer sanadkii 1942 isaga oo ka diin qaaday adeerkiis Sheekh Cabdullahi Shekh Daud.

01/07/2024

Hambalyo maalinka xornimada gobolada koofureed ee Soomaaliya
Iyo israacii Gobolada waqooyi iyo Koofur ee Jamhuurida Soomaaliya


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadnaha Road
Mogadishu
17