Mu’asasada Daar Al-qur’aan

Mu’asasada Daar Al-qur’aan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mu’asasada Daar Al-qur’aan, Education, Mogadishu.

12/09/2023

Usoo doono Mu’asasada Daar Al-qur’aan waxbarasho tayo leh
Ku soo dhawaada dhamaan bulshada soomaaliyeed.

07/09/2023

Juma wanaagsan dhamaan umadda soomaaliyeed
Sh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif

28/08/2023

Xafiiska diiwaan galinta ardayda waxa uu idin ogaysiinayaa in dib loo furay is diiwaan galinta ardayda ee fadlan h**e u gaara mahadsanidiin
Nagala soo xariir:-
Tell:0614158383

27/08/2023

Sh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif oo u mahad celiyay bulshada soomaaliyeed ee ubadkooda ku aaminay mu'asasada daar al-quraan.
FG: waxaa si habsami leh u socoto diiwaan galinta ardayda ee fadlan h**e u gaar inta aan lagaa buuxinin
Tell:614158383

Photos from Mu’asasada Daar Al-qur’aan's post 17/08/2023

Maamulaha guud ahna aasaasaha Mu’asasada Daar Al-qur’aan sheikh maxamuud aw cabdulle cariif

Photos from Mu’asasada Daar Al-qur’aan's post 30/06/2023

SAWIRO GUUD:-
Halkaan waa mu'asasada daar al-quraan ee uu gacanta ku haayo caalimka weyn ee Sh. Maxamuud Aw Cabdulle Cariif
Kuso dhawaada.
Tell:614158383/615558777

30/06/2023

Xalqo digri {nabi amaan}.
Dhamaan waalidiinta sharafta leh ubadkiina u doora daqiido wanagsan, waxbarasho tayo leh oo iskugu jiraan {Diini iyo Maadiga}.
Tell:614158383/615558777

24/06/2023

Mu’asasada Daar Al-qur’aan waa mu'asaso hoos imaada caalimkeena weyn ee maxamuud aw cabdulle cariif
Waana ardayda qayb ka mid eh oo aqrinaysa cutubka caqiidatu-cawaam.
Dahir Alasow

17/06/2023

Waa qaar ka mid eh ardayda wax ka barata Mu’asasada Daar Al-qur’aan oo u fadhisa xalqo subac ah...............

11/06/2023

Mu’asasada Daar Al-qur’aan waa dufcadii koowaad ee ka qalin badalatay mu'asasada daar al-quraan sanad dugsiyeedka 2022- 2023m.

06/06/2023

■ Mu’asasada Daar Al-qur’aan U doono waxbaraho tayo leh.
Nagala so xariir:-
Tell:614158383
Mahadsanid

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu