20/08/2020
Maamulka Iskuulka DARYEEL waxay farxada lawadaagayaan una hambalyaynayaan guud ahaan ardayda ka gudubtay Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad ee Gobolka (2019-2020), kuwaas oo maanta Gobolku shaaciyay natiijadooda. Waxaa bogaadin mudan Dhamaan ardayda DUGSIGA H/ DHEXE IYO SARE EE DARYEEL
Guul iyo aayatiin wanaagsan ayaan u rajaynaynaa dhammaan kumanaanka arday.