Asad Abukar Mohamud

Asad Abukar Mohamud High School

SHAACINTA WAQTIGA IMTIXAANKA FASALKA 8-AADAgaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shaacinayaa in lagela...
17/05/2023

SHAACINTA WAQTIGA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD

Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shaacinayaa in lagelayo Imtixaanka fasalka 8-aad ee shahaadiga ah 3-da Juun 2023.

Haddaba waxa lagu wargelinayaa guud ahaan Bahda waxbarashada, Maamulayaasha, Waalidiinta iyo Ardayda in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka.

Guul Wacan.

22/04/2021

السلا م عليكم ورحمة الله وبركاته
رمضان كريم
Dhammaan asxaabta ku xiran pagekan waxaa la idinka doonayaa inaad ka jawaabtaan su'aalahan :
1- Sheeg sanadkii iyo Bishii la waajib yeelay bisha Ramadan?
2- Sheeg magaca Albaabka ay ka galaan dadka saa'imiinta albaabada jannada?

12/04/2021

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asad Abukar Mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category