17/05/2023
SHAACINTA WAQTIGA IMTIXAANKA FASALKA 8-AAD
Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu shaacinayaa in lagelayo Imtixaanka fasalka 8-aad ee shahaadiga ah 3-da Juun 2023.
Haddaba waxa lagu wargelinayaa guud ahaan Bahda waxbarashada, Maamulayaasha, Waalidiinta iyo Ardayda in ay u diyaar garoobaan Imtixaanka.
Guul Wacan.
12/04/2021