01/08/2023
Hambalyo hambalyo
Dhamaan ardayda schoolka -culuum way Ka wada gudbeen imtixaanka 8aad.
Waxaa sidoo kale sharaf ah in ardayda ardayga ugu dhibcaha hooseeyo Ka sareeyo 50%.
Alxamdulilaah.
Hambalyo maamul , Macalimiin , waalidiin iyo arday Dhamaantiin.
07/06/2023
Waxaa shalay oo ay taariikhdu kubeegneed 6/6/2023. Usoo gabagaboobay fasalka 8aad ee dugsiga dhexe imtixaankii agaasinka gobalka banaadir waxaana urajeynaynaa dhamaan ardayda soomaaliyeed gaar ahaa ardayda Taajul-culuum inay guuleystaan.
31/05/2023
Hambalyo Hambalyo Hambalyo๐๐๐โจโค
Waxaan dhamaam Ardeyda Soomaaliyeed ๐ธ๐ด, udirayaa hambalyo
Gaar ahaan Dugsiga H/Dhexe & Sare ee -culuum oo xaqiijiseen mid kamid ah Hadafyada ugu waaweeynaa Noloshooda.
Waxaan idin Rajeynayaa Natiijo Wanaagsan iyo Hormar Nololeed iyo natijo ay kuwada farxaan mamulka,mcliminta,waalidka,asxpta garap istaga idin muujiyay iyo adinkaba ๐ค๐โคโจ
29/05/2023
Dhamaan Ardayda Fasalka 8aad ee Taajul-culuum waxa ay ku geli doonaaan imtixaanka uu qaadayo gobalka banaadir iskuulka lagu magacaabo (imaamu maalik) .sidaaa darteed imtixaan haloo diyaar garoobo inshaa allaah.
27/05/2023
Dhamaan Bahda Taajul-culuum waxaan u rajeyneynaa ardaydeena fasalka 12aad EE maanta u bilaabanayo imtixaanka Qaranka 2022-2023.
Waxaan idin rajeyneynaa guulo nawada farxad galiya inshaa allaah .
Dhamaan ardayda soomaaliyeed Allaah idin yassiro imtixaanka.
tayeysan iyo tub toosan ugu imow Taajul Culum
24/05/2023
Waxaa shalay oo ay taariikhdu kubeegneed 23/5/2023 xarunta schoolka lagu qabtay tartanka finalka ee sanad dugsiyeedka 2022-2023 waxaana kuwada tartatamay fasalka 7aad iyo 6aadA waxaana guushu kuraacday fasalka 7aad.sidoo kale waxa subxii kuwada tartamay fasalka form two iyo fasalka 8aad oo utartamaayay kaalinta 3aad waxaana guushu kuraacday fasalka 8aad. Waxaana 3 kaalin ee ugu h**eyso xag uhelay
7aad oo galay 1aad
6aadA oo galay 2aad
8aad oo galay 3aad waxaan idin leenahay hambalyo guulo Intaan kabadan gaara inshaa allaah.
10/04/2023
Waa qeyb kamid ah ardayda Taajul Culum qeybtiisa galab iyo macalimiintooda oo idin salaamaayo asxaabey guuleysta abid.
10/04/2023
ุงูุณูุงู
ุนูููู
ูุฑุญู
ุฉ ุงููู ูุจุฑูุงุชู
Dhammaan asxaabteena qaaliga ah waxaa mahad oo idil ay usugnaatay allah (SW) oo naga dhigay dad muslimiin ah ilaahey (SW) hana waafajiyo kheyrka bisha barakeysan ee Ramadaan. Intaas kadib waxa uu schoolka -culuum oo aad h**e uga barateen soo saarida jiil utayeysan maadi iyo diini intaba bisha Ramadaan uu uqabtay ardayda dhigato tartan quraanka kariimka ah tartankaas oo ay ka qeyb galeen arday gaareysay 7 qofood.
Waxaana maantay oo ay taariikhdu kubeegneed 10/4/2023 m. 19/9/1444H.lasoo gabagabeeyay tartankii quraanka. Waxayna kaalimaha ukala galeen sidaan.
1:kaalinta koowaad waxaa gashay
abuukar weheliye oo dhigato fasalka form three kuna tartameysay 30 juz ee quraanka kariimka.
2:kaalinta labaad waxaa galay
cabdiraxmaan cali oo dhigta fasalka form three oo ku tartamaayay 30juz ee quraanka kariimka
3:kaalinta sedaxaad waxaa wada galay
nuur aadan oo dhigato fasalka 7aad
ibraahim cabdullahi oo dhigto fasalka form two
Cabdiqaadir cabdulle Oo dhigato fasalka 6aad Oo eyaguna kuwada tartamaayay 10juz ee quraanka kariimka kamid ah.
4: kaalinta afaraadna waxaa wada galay
ciise cali oo dhigato fasalka 8aad
maxamed axmed oo dhigato fasalka 6aad.
Waxaan leenahay dhamaantiin waad wada guuleysateen ee hambalyo hambalyo
ุฌุฒุงูู
ุงููู ุฎูุฑุง ุฌุฒุง ุฌู
ูุนุง
29/03/2023
Hambalyo hambalyo hambalyo xulka schoolka Taajul-culuum ayaa galabta soo bandhigay ciyaar aad uxiisa badan oo ay laciyaareen dhigooda schoolka -islaam Ciyaarta ayaa eheed mid xiisaheeda leh waxaana guuleystay ugu danbeyntii xulka schoolka Taajul-culuum oo keenay 10 goal halka al-islam ay keensadeen 9 goal inshaa allaah sidii sandkii h**e leydinkaga bartay guul wax ku ool ah sanadkaan waxaan rajeynaynaa guulo in aan markale koobka aad usoo hoysaan iskuulka inshaa allaah iyo macaliina waa idin garab taaganyihiin inshaa allaah
-culuum ugu imow toosiyah iyo tayeysan
25/01/2023
Asc dhammaan asxaabta nagu qaaliga ah waxaa maantay inoo bilowday tartan aqooneedkii sanad dugsiyeedka 2022-2023 waxaana nasiib uyeeshay in lagu bilaabo tartanka fasalka formfour iyo fasalka form one waxa uuna kusoo dhamaaday fasalka formfour oo layimid 14 dhibcood iyo fasalka form one oo layimid 14 dhibcood waxaa sidoo kale qeybta galab kuberetamay fasalka 7aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 6aad A ee dugsiga dhexe waxa ayna kala heleen eyagana 12 dhibcood oo uu layimid mid kasta oo kamid ah labada fasal. Waxaa kale oo xusid mid in maantay lagudoonsiiyay abaal Marin lacageed oo ay ku guuleysteen fasalka 4aad,7aad iyo form three oo galay 3 kaalin ee ugu h**eysay tartan aqooneedkii sanad dugsiyeedkii 2021-2022. Dhammaan waxaan urajeynaynaa ardayda qeybaheeda kala duwan guulo Intaan kasii wanaagsan oo lataabo karo inshaa allaah.